WARARKA
Wasiirka Warfaafinta oo kulan la qaatay Wakiilka Hay’adda Horumarinta Qaramada Midoobay ee UNDP.
Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifitaax Qaasim Maxamuud ayaa maanta xafiiskiisa kulan kula...
Wasiirka Gaashaandhigga oo Qaabilay Danjiraha Masar iyo Wafdi Saraakiil Ciidan ah.
Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Axmed Macallin Fiqi, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay wafdi saraakiil ciidan ah...
MW Xasan Sheekh oo furay Shirka Maal-gelinta Horumarinta Soomaaliya.
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa daah-furay Shirka Maalgelinta Horumarinta Soomaaliya oo lagu qabtay magaalada...
Shir ay soo qabanqaabisay Hay’adda Aqoonsiga iyo Diiwaangelinta Qaranka oo ka furmay Muqdisho.
Waxaa maanta magaalada Muqdisho ka furmay shir ay soo qabanqaabisay Hay’adda Aqoonsiga iyo Diiwaangelinta Qaranka (NIRA), kaas oo...
Militeriga Soomaaliya oo dayac tir ku sameeyay Buundada Bariiri iyo Taliye Sahal oo tagay deegaanka.
Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa muddo kooban ku guuleystay inay dib u dayactiraan buundada muhiimka ah ee deegaanka Bariire ee gobolka Shabeellaha Hoose, kaddib...
Guddoomiyaha Gobalka Banaadir oo Maanta Xariga ka Jaray Dhismaha Waddada Daarusalaam
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho, Mudane Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab) ayaa maanta si rasmi ah xarigga uga jaray dhismaha waddada Daarusalaam wajigeeda...
SoDMA oo magacawday Agaasimaha Sanduuqa Maareeynta Khataraha Musiibooyinka
Guddoomiyaha Hay’adda Maareeynta Masiibooyinka Qaranka (SoDMA) Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa u Magacabay Cabdullaahi Maxamuud Diiriye, Agaasimaha Santuuqa Qaran ee Maareeynta Khataraha Musiibooyinka (...
Wasiirka Qorsheynta oo kulan la yeeshay Madaxa UN Women ee Soomaaliya
Wasiirka Qorsheynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha, Mudane Maxamuud C. Sheekh Faarax (Beenebeene) ayaa maanta kulan muhiim ah la yeeshay Dr. Rukaya Mohammed, Madaxa UN...
Wasiirka Dhallinyarada XFS oo QM kala hadlay ka hortagga fikirka xagjirka
Wasiirka Wasaaradda Dhallinyarada iyo Ciyaaraha XFS Md. Maxamed Cabdulqaadir Cali ayaa shir fogaan-arag ah (virtual meeting) la yeeshay Agaasimaha Fulinta ee Guddiga Sare ee...
Madaxweynaha Soomaaliya oo qadka telfoonka kula hadlay amiirka Qatar kadib duqeyntii Israa’iil ee Doxa
Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa xalay khadka taleefanka kula hadlay Amiirka Dowladda Qatar, Amiir Tamim Bin Hamad Al Thani, si uu uga tacsiyeeyo...

