WARARKA

Wasiirka Warfaafinta oo kulan la qaatay Wakiilka Hay’adda Horumarinta Qaramada Midoobay ee UNDP.

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifitaax Qaasim Maxamuud ayaa maanta xafiiskiisa kulan kula...

Wasiirka Gaashaandhigga oo Qaabilay Danjiraha Masar iyo Wafdi Saraakiil Ciidan ah.

Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Axmed Macallin Fiqi, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay wafdi saraakiil ciidan ah...

MW Xasan Sheekh oo furay Shirka Maal-gelinta Horumarinta Soomaaliya.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa daah-furay Shirka Maalgelinta Horumarinta Soomaaliya oo lagu qabtay magaalada...

Shir ay soo qabanqaabisay Hay’adda Aqoonsiga iyo Diiwaangelinta Qaranka oo ka furmay Muqdisho.

Waxaa maanta magaalada Muqdisho ka furmay shir ay soo qabanqaabisay Hay’adda Aqoonsiga iyo Diiwaangelinta Qaranka (NIRA), kaas oo...

Golaha ammaanka ee QM oo cambaareeyay weerarkii Israa’iil ay ku qaaday Qatar.

Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa cambaareeyay duqayntii cirka ee Talaadadii lagu qaaday caasimadda Qadar ee Doha, inkastoo aanay magacaabin Israa’iil inay ka dambaysay...

𝐗FS 𝐨𝐨 𝐬𝐢 𝐚𝐝𝐚𝐠 𝐮 𝐜𝐚𝐦𝐛𝐚𝐚𝐫𝐚𝐲𝐬𝐚𝐲 𝐰𝐞𝐞𝐫𝐚𝐫𝐤𝐢𝐢 ay 𝐈𝐬𝐫𝐚𝐚’𝐢𝐢𝐥 𝐤𝐮 𝐪𝐚𝐚𝐝𝐚𝐲 𝐝alka 𝐐𝐚𝐭𝐚𝐫.

Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuurriyadda Federaalka Soomaaliya, ayaa si adag u cambaareeyay weerarkii gardarrada ahaa ee maamulka Israa’iil u gaystay dalka Qatar gaar ahaan magaalada...

Puntland oo Garowe ku xiray saraakiil iyo askar lagu eedeeyay inay hub kala soo goosteen Calmiskaad.

Maamulka  Puntland ayaa xabsiga dhigay askar iyo saraakiil Ciidan oo kamid ahaa kuwii kasoo dagaalamay buuraha Calmiskaad ee Gobolka Bari.Askartan iyo saraakiishooda oo lagu...

Dowladda oo sheegtay in ay naafadu ka mid noqon doonaan siyaasadda dalka.

Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Danjire Ilyaas Sheekh Cumar ayaa daah-furay Kulan dadwayne oo looga wada tashanayay xuquuqda dadka baahiyaha gaarka ah qaba (Naafada) iyo doorkooda dhammaystirka...

Banaanbax rabshado wata oo ka socda Faransiiska.

Dibadbaxyo rabshada wata oo lagaga soo horjeedo siyaasadaha dhaqaale ee madaxweyne Emanuel Macron, ayaa hareeyey guud ahaan dalka Faransiiska.Dibedbaxyadan oo ay hormuud ka yihiin...

Madaxweyne Xasan Sheekh iyo Aby Axmed oo ka wada hadlay xiriirka labada dal.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa wada-hadallo miro dhal ah kula yeeshay magaalada Addis-ababa Ra’iisul Wasaaraha Jamhuuriyadda Itoobiya Mudane Abiy Axmed. Wadahadallada...