WARARKA

Wasiirka Warfaafinta oo kulan la qaatay Wakiilka Hay’adda Horumarinta Qaramada Midoobay ee UNDP.

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifitaax Qaasim Maxamuud ayaa maanta xafiiskiisa kulan kula...

Wasiirka Gaashaandhigga oo Qaabilay Danjiraha Masar iyo Wafdi Saraakiil Ciidan ah.

Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Axmed Macallin Fiqi, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay wafdi saraakiil ciidan ah...

MW Xasan Sheekh oo furay Shirka Maal-gelinta Horumarinta Soomaaliya.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa daah-furay Shirka Maalgelinta Horumarinta Soomaaliya oo lagu qabtay magaalada...

Shir ay soo qabanqaabisay Hay’adda Aqoonsiga iyo Diiwaangelinta Qaranka oo ka furmay Muqdisho.

Waxaa maanta magaalada Muqdisho ka furmay shir ay soo qabanqaabisay Hay’adda Aqoonsiga iyo Diiwaangelinta Qaranka (NIRA), kaas oo...

Qaramada Midoobay oo ku dhawaaqday Mashruuc Ka hortagga Isticmaalka Qaraxyada Gacanta Lagu Sameeyo (IEDs) ee Bariga Afrika.

Xafiiska Qaramada Midoobay ee La-dagaallanka Argagixisada (UNOCT) ayaa ku dhawaaqay inuu bilaabayo mashruuc cusub oo lagu magacaabo: “Taageeridda Bariga Afrika ee la-dagaallanka isticmaalka argagixisadu...

MW Xasan oo kulan albaabada u xirnaa la yeeshay Aaden Madoobe iyo Cabdi Xaashi.

Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan gaar ah la qaatay guddoomiyeyaasha Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ee labada aqal, Cabdi Xaashi Cabdullaahi iyo Sheekh Aadan Madoobe. Kulanka...

FIFA oo diidi karta soo jeedinta Algeria ee ay ku doonayso inay ku martigeliso xulka Soomaaliya gudaha dalkooda.

Xiriirka Kubadda Cagta Adduunka (FIFA) ayaa u muuqda inuu wiiqayo qorshayaashii xulka qaranka Algeria ka hor labadii kulan ee ugu dambeeyay ee isreeb-reebka Koobka...

Wasaaradda Gaashandhiga oo faah faahin kasoo saartay khasaaraha ka dhashay Dagaalkii ka dhacay Ceeldheer.

Wasaaradda Gaashandhiga Soomaaliya ayaa sheegtay in Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed oo garab ka helaya ciidamada deegaanka ay saakay waaberigii hore si geesinimo leh uga...

Wasiirka Warfaafinta XFS oo Ruushka kaga qeybgalay shir la xiriiray dhaqanka iyo diblomaasiyadda.

Wasiirka Warfaafinta,  Dhaqanka Iyo Dalxiiska ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaiya, Mudane Daa’uud Aweys Jaamac iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa ka qeybgaley Meertada 11-aad ee Madasha...

Al-shabaab oo weerar ku bilowday qaraxyo ku qaaday Ceeldheer.

Maleeshiyaadka Al-shabaab ayaa salaadda Subax kaddib waxaa ay weerar ku bilowday Qaraxyo ay ku qaadeen Magaalada Ceeldheer ee Gobolka Galgaduud.Goobjoogayaal ayaa sheegay in Al-shabaab...