WARARKA

Wasiirka Warfaafinta oo kulan la qaatay Wakiilka Hay’adda Horumarinta Qaramada Midoobay ee UNDP.

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifitaax Qaasim Maxamuud ayaa maanta xafiiskiisa kulan kula...

Wasiirka Gaashaandhigga oo Qaabilay Danjiraha Masar iyo Wafdi Saraakiil Ciidan ah.

Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Axmed Macallin Fiqi, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay wafdi saraakiil ciidan ah...

MW Xasan Sheekh oo furay Shirka Maal-gelinta Horumarinta Soomaaliya.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa daah-furay Shirka Maalgelinta Horumarinta Soomaaliya oo lagu qabtay magaalada...

Shir ay soo qabanqaabisay Hay’adda Aqoonsiga iyo Diiwaangelinta Qaranka oo ka furmay Muqdisho.

Waxaa maanta magaalada Muqdisho ka furmay shir ay soo qabanqaabisay Hay’adda Aqoonsiga iyo Diiwaangelinta Qaranka (NIRA), kaas oo...

Maxamuud Khaliil oo u ololeeye Falastiiiniyiinta oo la amray in laga musaafuriyo Mareykanka

Garsoore ka tirsan hay’adda socdaalka oo ku sugan gobolka Louisiana ee dalka Mareykanka ayaa amar ku bixiyay in Maxamuud Khalil, oo ah u ololeeye...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo bogaadiyey wax-qabadka xukuumadda Dan-qaran

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa caawa ka qeyb galay Bandhigga Waxqabadka Xukuumadda Dan-Qaran ee muddada saddexda sano ah (2022–2025).Madaxweynaha ayaa...

Ra’iisul wasaare Xamse oo qaabilay Danjiraha Shiinaha

 Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa xafiikiisa ku qaabilay Danjiraha Dowladda Shiinaha u fadhiya Soomaaliya Mr. Wang Yu oo...

Xafiiska Xeer Ilaaliyaha Qaranka oo hal arrin uga digay Ganacsatada

Xafiiska Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka ayaa ganacsatada Soomaaliyeed uga digay u hoggaansanaan la’aanta sharciga canshuuraha dalka, xilli Maxkamadda Gobolka Banaadir ay xukuntay ganacsato...

Midowga Yurub oo soo jeediyay in la joojiyo heshiisyada Ganacsi ee ay la leeyihiin Israa’iil ee ku saabsan dagaalka Gaza

Komishanka Yurub, oo ah Hay'adda Fulinta ee ugu weyn ee Midowga Yurub, ayaa soo Bandhigtay soo jeedin aad u badan oo la filayo oo...

Maraykanka oo sheegtay duqayntii lagu dilay nabadoon Cabdullaahi Cumar Cabdi

Taliska Mareykanka ee Afrika ayaa si rasmi ah u qirtay inay ka dambeeyeen duqayntii 13-kii Sebteembar ka dhacday gobolka Sanaag ee Puntland, taas oo...