WARARKA
Wasiirka Warfaafinta oo kulan la qaatay Wakiilka Hay’adda Horumarinta Qaramada Midoobay ee UNDP.
Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifitaax Qaasim Maxamuud ayaa maanta xafiiskiisa kulan kula...
Wasiirka Gaashaandhigga oo Qaabilay Danjiraha Masar iyo Wafdi Saraakiil Ciidan ah.
Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Axmed Macallin Fiqi, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay wafdi saraakiil ciidan ah...
MW Xasan Sheekh oo furay Shirka Maal-gelinta Horumarinta Soomaaliya.
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa daah-furay Shirka Maalgelinta Horumarinta Soomaaliya oo lagu qabtay magaalada...
Shir ay soo qabanqaabisay Hay’adda Aqoonsiga iyo Diiwaangelinta Qaranka oo ka furmay Muqdisho.
Waxaa maanta magaalada Muqdisho ka furmay shir ay soo qabanqaabisay Hay’adda Aqoonsiga iyo Diiwaangelinta Qaranka (NIRA), kaas oo...
Dowladda Portugal oo Sheegtay in ay aqoonsan doonto Dowlad Falastiiniyiin ah
Dowladda Portugal ayaa ku biirtay dalalka Australia, Canada, France iyo UK iyagoo ku dhawaaqay qorshe ay ku aqoonsanayaan dowlad Falastiini ah.Bayaan ay soo saartay...
Mareykanka oo ka hor yimid qaraar ku baaqayey xabad joojin Gaza
Mareykanka ayaa mar kale Israa’iil u muujiyay garab istaag intii lagu guda jiray shirka Golaha Ammaanka ee Qaramada MidoobayWaxaa uu hor istaagay qaraar lagu...
Wasiirka Gaashaandhigga ee Xukuumadda Soomaaliya oo ka qeybgalay Shir ka Furmey Dalka Shiinaha
Wafdi uu hoggaaminayo Wasiirka Gaashaandhigga XFS, Mudane Axmed Macallin Fiqi, ayaa ka qeyb galay furitaanka 12-aad ee Madasha Caalamiga ah ee Difaaca ee Beijing...
Taliyaha Ciidanka Booliiska oo shir gudoomiyey kulanka Hogaanada Booliiska
Taliyaha Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed Sareeeye Guuto Asad Cismaan Cabdullaahi oo uu wehliyo Taliye ku xigeenka Sareeeye Guuto Cismaan Cabdullaahi ayaa shir gudoomiyey kulanka Hogaanada...
Wasiirka Dekedaha iyo Gaadiidka Badda XFS oo kulan la yeeshay Wasiirka Arrimaha Gudaha Turkiga
Wasiirka Wasaaradda Dekedaha iyo Gaadiidka Badda, Mudane Abdulkadir Mohamed Nur, ayaa kulan kula yeeshay magaalada Ankara Wasiirka Arrimaha Gudaha ee Jamhuuriyadda Turkiga, Mudane Ali...
Dowladda Ukraine oo ballan qaaday in ay tababar ku xoojinayso difaaca diyaaradaha aan duuliyaha lahayn ee Poland
Dowladda Ukraine ayaa waxay ogolaatay inay tababarto askarta Poland iyo injineerada difaaca ee aan duuliyaha lahayn, sida ay sheegeen Wasiirada Difaaca ee Wadamada.Wasiirka Difaaca...

