WARARKA

Wasiirka Warfaafinta oo kulan la qaatay Wakiilka Hay’adda Horumarinta Qaramada Midoobay ee UNDP.

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifitaax Qaasim Maxamuud ayaa maanta xafiiskiisa kulan kula...

Wasiirka Gaashaandhigga oo Qaabilay Danjiraha Masar iyo Wafdi Saraakiil Ciidan ah.

Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Axmed Macallin Fiqi, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay wafdi saraakiil ciidan ah...

MW Xasan Sheekh oo furay Shirka Maal-gelinta Horumarinta Soomaaliya.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa daah-furay Shirka Maalgelinta Horumarinta Soomaaliya oo lagu qabtay magaalada...

Shir ay soo qabanqaabisay Hay’adda Aqoonsiga iyo Diiwaangelinta Qaranka oo ka furmay Muqdisho.

Waxaa maanta magaalada Muqdisho ka furmay shir ay soo qabanqaabisay Hay’adda Aqoonsiga iyo Diiwaangelinta Qaranka (NIRA), kaas oo...

Wasiirka Dekedaha XFS oo kulan la qaatay wasiirka warshadaha Turkiga.

Wasiirka Wasaaradda Dekedaha iyo Gaadiidka Badda, Mudane Abdulkadir Mohamed Nur, ayaa maanta magaalada Istanbul kulan kula yeeshay Wasiirka Wasaaradda Warshadaha iyo Tiknoolajiyada ee Jamhuuriyadda...

Wasiir Cali Balcad oo la kulmay Senator Ted Cruz oo u ololeeya aqoonsiga Somaliland

Wasiiru-dawlaha Arrimaha Dibadda xukuumadda Soomaaliya, Cali Cumar Cali (Balcad), ayaa la kulmay Senatorka Maraykanka Ted Cruz oo kamid ah dadka u ololeeya aqoonsiga maamulka...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo Xiddigta Ramla Cali Guddoonsiiyey Shahaado Sharaf

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Madaxtooyada qaranka ku qaabilay xiddigta Soomaaliyeed ee caalamiga ah Marwo Ramla Cali oo dalkeenna ku...

Xildhibaanada Mucaaradka oo MW Xasan Sheekh iyo Aadan Madoobe ku eedeeyay inay Afduubteen Baarlamaanka

Xildhibaano ka tirsan Golaha Samata-bixinta Qaranka Soomaaliyeed ayaa war-saxaafadeed ay soo saareen ku cambaareeyay kalfadhiga 7-aad ee Baarlamaanka Federaalka, iyagoo ku tilmaamay mid aan...

Madaxweynaha Soomaaliya oo codsaday in dib loo dhigo Furitaanka Kalfadhiga 7aad ee Baarlamaanka Soomaaliya

Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa si rasmi ah uga codsaday hoggaanka Baarlamaanka in dib loo dhigo furitaanka kalfadhiga 7aad ee Baarlamaanka...

Wasiir Ku-Xigeenka Warfaafinta ee Xukuumadda Soomaaliya oo Kulan la Yeeshay Duqa Minneapolis

Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdiraxmaan Yuusuf Al-Cadaala, ayaa maanta kulan rasmi ah la yeeshay Duqa Magaalada...