WARARKA

Wasiirka Warfaafinta oo kulan la qaatay Wakiilka Hay’adda Horumarinta Qaramada Midoobay ee UNDP.

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifitaax Qaasim Maxamuud ayaa maanta xafiiskiisa kulan kula...

Wasiirka Gaashaandhigga oo Qaabilay Danjiraha Masar iyo Wafdi Saraakiil Ciidan ah.

Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Axmed Macallin Fiqi, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay wafdi saraakiil ciidan ah...

MW Xasan Sheekh oo furay Shirka Maal-gelinta Horumarinta Soomaaliya.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa daah-furay Shirka Maalgelinta Horumarinta Soomaaliya oo lagu qabtay magaalada...

Shir ay soo qabanqaabisay Hay’adda Aqoonsiga iyo Diiwaangelinta Qaranka oo ka furmay Muqdisho.

Waxaa maanta magaalada Muqdisho ka furmay shir ay soo qabanqaabisay Hay’adda Aqoonsiga iyo Diiwaangelinta Qaranka (NIRA), kaas oo...

Soomaaliya iyo Sweden oo isku khilaafay heshiis qarsoodi ah oo Soomaali badan lagusoo masaafuriyay.

Heshiis qarsoodi ah oo ay wada galeen Dowladaha Sweden iyo Soomaaliya ayaa sababay khilaaf xooggan oo dhexmaray hay’adaha dowladda Sweden iyo sidoo kale labada...

Ciidammada Badda ee Israa’iil oo joojiyay doonyo gargaar sida oo ku wajahnaa Qasa.

Ciidanka badda Israa’iil ayaa joojiyay doonyo gargaar u waday Qasa waxaana la xidhay dadkii doontaas saarnaa oo ay ka mid tahay Greta Thunberg oo...

Booliska Soomaaliya oo qabtay askari ku eedeysan dhac iyo dhaawac.

Ciidanka Booliska Soomaaliyeed, gaar ahaan saldhigga degmada Garasbaaley, ayaa gacanta ku dhigay eedeysane lagu magacaabo Dable (XDS) Ibraahim Xasan Nuur Cabdi, kaas oo ku...

Wafdi ka socda Midowga Yurub oo kormeeray Dekadda Muqdisho.

Wasiirka wasaaradda maliyadda xukuumadda federaalka Soomaaliya mudane Biixi Imaan Cige iyo maareeyaha Dekadda Muqdisho mudane Danjire Maxamed Cali Nuur (Ameeriko) ayaa Dekadda magaalada Muqdisho...

Wasiir Fiqi oo guddoomiyey kulan ku saabsan miisaaniyadda wasaaradda gaashaandhigga 2026.

Wasiirka wasaaradda  gaashaandhigga dowladda FS mudane Axmed Macallin Fiqi ayaa maanta shir-guddoomiyey kulan looga doodayay miisaaniyadda wasaaradda gaashaandhigga iyo Ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed ee...

Ra’iisal wasaare Xamse oo mar kale kormeeray garoonka Aaden Cadde oo qaybo ka mid ah la dayactirayo.

Ra’iisul wasaaraha xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Xamsa Cabdi Barre oo ka duulaya dhaqangalka amarkii uu dhawaan bixiyey ee hagaajinta adeegyada garoonka diyaaradaha Aaden...