WARARKA
Wasiirka Warfaafinta oo kulan la qaatay Wakiilka Hay’adda Horumarinta Qaramada Midoobay ee UNDP.
Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifitaax Qaasim Maxamuud ayaa maanta xafiiskiisa kulan kula...
Wasiirka Gaashaandhigga oo Qaabilay Danjiraha Masar iyo Wafdi Saraakiil Ciidan ah.
Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Axmed Macallin Fiqi, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay wafdi saraakiil ciidan ah...
MW Xasan Sheekh oo furay Shirka Maal-gelinta Horumarinta Soomaaliya.
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa daah-furay Shirka Maalgelinta Horumarinta Soomaaliya oo lagu qabtay magaalada...
Shir ay soo qabanqaabisay Hay’adda Aqoonsiga iyo Diiwaangelinta Qaranka oo ka furmay Muqdisho.
Waxaa maanta magaalada Muqdisho ka furmay shir ay soo qabanqaabisay Hay’adda Aqoonsiga iyo Diiwaangelinta Qaranka (NIRA), kaas oo...
Ra’iisulwasaare ku-xigeenka XFS oo la kulmay jaaliyadda Soomaaliyeed ee Minnesota.
Ra’iisul Wasaare Ku Xigeenka Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa kulan la yeeshay jaaliyadda Soomaaliyeed ee ku dhaqan Gobolka Minnesota ee...
Wafdi hor dhac u ah MW Xasan Sheekh oo ku wajahan Kismaayo iyo DFS oo go’aano ka laabanaysa.
Waxaa la filayaa in maanta wafdi horudhac u ah Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ay gaaraan magaalada Kismaayo ee gobolka Jubbada Hoose.Wafdigan...
Dowladda Fedaraalka oo maanta dib u fureysa qaar ka mid ah wadooyinka Muqdisho ee mudada dheer xirnaa.
Waxaa Maanta oo Sabti ah lagu wadaa in dib loo furo qaar ka mid ah wadooyinka muhiimka ah ee magaalada Muqdisho ee mudada dheer...
Dowladda Federaalka oo ka hortimid Go’aannadii Shirkii Nairobi Jubaland, Puntland iyo Mucaaradka.
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa si kulul uga jawaabtay shirkii dhowaan ka dhacay magaalada Nairobi ee caasimadda dalka Kenya, kaas oo ay yeesheen madaxda Puntland,...
Taliye Macalim Mahdi oo digniin u diray ciidanka hubkoodi muqaalada la iskaga duubo.
Taliyaha Booliiska Gobolka Banaadir, Mahdi Cumar Muumin oo loo yaqaan "Macalim Mahdi", ayaa digniin culus u diray ciidamada ammaanka, isagoo uga digay inaysan hubkooda...
Dad ku dhintay dibadbaxyada ka socda Morocco.
Ugu yaraan labo qof ayaa lagu dilay Morocco kaddib markii boolisku rasaas fureen si ay uga hortagan dibadbaxayaal doonayay in ay galaan saldhigga booliska...

