WARARKA

Wasiirka Warfaafinta oo kulan la qaatay Wakiilka Hay’adda Horumarinta Qaramada Midoobay ee UNDP.

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifitaax Qaasim Maxamuud ayaa maanta xafiiskiisa kulan kula...

Wasiirka Gaashaandhigga oo Qaabilay Danjiraha Masar iyo Wafdi Saraakiil Ciidan ah.

Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Axmed Macallin Fiqi, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay wafdi saraakiil ciidan ah...

MW Xasan Sheekh oo furay Shirka Maal-gelinta Horumarinta Soomaaliya.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa daah-furay Shirka Maalgelinta Horumarinta Soomaaliya oo lagu qabtay magaalada...

Shir ay soo qabanqaabisay Hay’adda Aqoonsiga iyo Diiwaangelinta Qaranka oo ka furmay Muqdisho.

Waxaa maanta magaalada Muqdisho ka furmay shir ay soo qabanqaabisay Hay’adda Aqoonsiga iyo Diiwaangelinta Qaranka (NIRA), kaas oo...

Wasiiru Dowlaha Arrimaha Gudaha oo ka qeybgalay Kalfadhiga 76-aad ee Guddiga Fulinta ee Hay’adda Qaxootiga Adduunka.

Wafdi uu hoggaaminayo Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta, Mudane Sadaad Maxamed Nuur, ayaa ka qeyb galay Shirka 76-aad ee Guddiga Fulinta...

Wadahadalladii Kismaayo oo Natiijo La’aan Kusoo Dhammaaday.

Weftiga uu hoggaaminayay Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kasoo dhoofay magaalada Kismaayo, kadib wadahadallo  saacado badan qaatay oo uu la yeeshay Madaxweynaha Jubbaland,...

Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka oo la kulmay culimada iyo ganacsatada Soomaaliyeed ee Gobolka Minnesota.

Ra’iisul Wasaare Ku Xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa la kulmay culimada iyo ganacsatada Soomaaliyeed ee ku dhaqan Gobolka Minnesota ee...

Madaxweynaha Hirshabelle oo weerar afka ah ku qaaday siyaasiyiinta mucaaradka ee ka soo horjeeda.

Madaxweynaha maamulka Hirshabelle Cali Guudlaawe Xuseen ayaa hadal kulul u jeediyay mucaaradka maamulkaasi, isaga oo sheegay in la soo dhaafay xilligii lagu xallin jiray...

Safiirka JFS ee Aljeeriya oo kulan la qaatay Taliyaha Guud ee Booliska dalkaas.

Safiirka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee dalka Aljeeriya, Danjire Yusuf Axmed Xasan (Yusuf Jeego), ayaa kulan muhiim ah la qaatay Taliyaha Guud ee Booliska Qaranka...

Ra’iisul wasaaraha XFS oo xafiiskiisa ku qaabilay Wasiirka Dekadaha iyo Gaadiidka Badda.

Ra’isul Wasaaraha XFS Mudane Xamza Cabdi Barre ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Wasiirka Wasaaradda Dekaddaha iyo Gaadiidka Badda XFS Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac)...