WARARKA
Wasiirka Warfaafinta oo kulan la qaatay Wakiilka Hay’adda Horumarinta Qaramada Midoobay ee UNDP.
Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifitaax Qaasim Maxamuud ayaa maanta xafiiskiisa kulan kula...
Wasiirka Gaashaandhigga oo Qaabilay Danjiraha Masar iyo Wafdi Saraakiil Ciidan ah.
Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Axmed Macallin Fiqi, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay wafdi saraakiil ciidan ah...
MW Xasan Sheekh oo furay Shirka Maal-gelinta Horumarinta Soomaaliya.
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa daah-furay Shirka Maalgelinta Horumarinta Soomaaliya oo lagu qabtay magaalada...
Shir ay soo qabanqaabisay Hay’adda Aqoonsiga iyo Diiwaangelinta Qaranka oo ka furmay Muqdisho.
Waxaa maanta magaalada Muqdisho ka furmay shir ay soo qabanqaabisay Hay’adda Aqoonsiga iyo Diiwaangelinta Qaranka (NIRA), kaas oo...
Madaxweynaha JFS oo furay Shirweynaha labaad ee iskaashiga ganacsiga Ururka Bulshada Bariga Afrika.
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta furay Shirka Iskaashiga Ganacsiga Dalalka Bariga Afrika oo markii 2aad ay martigelinayso Caasimadda Muqdisho,...
Midowga Afrika oo ku baaqay in la kordhiyo taageerada Soomaaliya kaddib weerarkii Al-Shabaab ee Godka Jilacow.
Midowga Afrika ayaa ku baaqay in dowladaha xubnaha ka ah iyo bulshada caalamka ay kordhiyaan taageerada ay siiyaan Soomaaliya, kaddib weerarkii dhimashada lahaa ee...
Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Gaashaandhigga XFS oo Garoonka Aadan Cadde kusoo dhaweeyay Wasiirka difaaca ee dalka Sweden.
Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Gaashaandhigga, Mudane Cumar Cali Cabdi, ayaa maanta kusoo dhaweeyay garoonka diyaaradaha Aadan Cadde International Airport, Wasiirka Gaashaandhigga Boqortooyada Sweden, Mudane Pål...
Maraykanka oo ka fuliyay duqayn cirka ah gobolka Puntland.
Taliska ciidamada Mareykanka ee qaaradda Afrika (AFRICOM) ayaa shaaciyay inuu fuliyay duqayn cirka ah oo ka dhacday gobolka Puntland, taas oo lagu bartilmaameedsaday xubno...
Shirkii nabadda Qasa oo maanta ka furmaya Masar.
Wadahadallo aan toos ahayn oo lagu doonayo in heshiis dhammeystiran laga gaaro qorshaha nabadeed ee Mareykanka uu ku joojinayo dagaalka Qasa ayaa lagu wadaa...
Agaasimaha hay’adda socdaalka oo la kulmay danjirayaasha Talyaaniga iyo Qatar.
Agaasimaha guud ee hay’adda socdaalka iyo jinsiyadda mudane Mustafe Dhuxulow ayaa kulan mirro dhal ah la qaatay danjireyaasha dawladaha Qatar ee Soomaaliya Cabdullaah bin...

