WARARKA
Wasiirka Warfaafinta oo kulan la qaatay Wakiilka Hay’adda Horumarinta Qaramada Midoobay ee UNDP.
Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifitaax Qaasim Maxamuud ayaa maanta xafiiskiisa kulan kula...
Wasiirka Gaashaandhigga oo Qaabilay Danjiraha Masar iyo Wafdi Saraakiil Ciidan ah.
Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Axmed Macallin Fiqi, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay wafdi saraakiil ciidan ah...
MW Xasan Sheekh oo furay Shirka Maal-gelinta Horumarinta Soomaaliya.
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa daah-furay Shirka Maalgelinta Horumarinta Soomaaliya oo lagu qabtay magaalada...
Shir ay soo qabanqaabisay Hay’adda Aqoonsiga iyo Diiwaangelinta Qaranka oo ka furmay Muqdisho.
Waxaa maanta magaalada Muqdisho ka furmay shir ay soo qabanqaabisay Hay’adda Aqoonsiga iyo Diiwaangelinta Qaranka (NIRA), kaas oo...
Wasaaradda Beeraha iyo SoDMA oo ka wada hadlay dardargelinta Barnaamijka Kaydinta Biyaha ee Jowhar.
Wasiirka Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka ee Dowladda Federaalka Soomaaliya, Maxamed Cabdi Xayir (Maareeye) iyo Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA), Maxamuud Macalin Cabdulle, ayaa...
Wasaaradda Qorshaynta iyo FAO oo ka wada hadlay daah-furnaanta barnaamijyada horumarineed
Waaxda Kormeerka iyo Qiimaynta ee Wasaaradda Qorshaynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha ayaa kulan ku saabsan isla-xisaabtanka iyo daah-furnaanta barnaamijyada horumarineed la qaatay Hay’adda Cuntada...
Maraykanka: Waa waqtigii dalalka kale ay kordhin lahaayeen taageerada dhaqaale ee Soomaaliya
Arbaco, October 8, 2025 (HOL) - Dowladda Maraykanka ayaa sheegtay in ay ka go’an tahay dagaalka lagula jiro argagixisada Soomaaliya, balse ay ku baaqayso...
Dowladda Soomaaliya oo iska fogeysay inay heshiis qarsoodi ah la gashay Sweden
Dowladda Soomaaliya ayaa beenisay warar ay dhowaan baahiyeen qaar ka mid ah warbaahinta Sweden, oo ku saabsan inay galeen "heshiis qarsoodi ah" oo isku...
Dowladda oo beenisay in ay heshiis qarsoodi ah la gashay Sweden
Dowladda Federaalka Soomaaliya waxay si buuxda u beenineysaa warbixinnada saxaafadeed ee dhowaan lagu sheegay in Soomaaliya iyo Sweden ay wada galeen “heshiis qarsoodi ah”...
Guddoomiye ku xigeenka 2-aad ee Aqalka Sare oo qaabilay guddoomiyaha Golaha Wakiillada Woqooyi Bari.
Guddoomiye ku xigeenka labaad ee Aqalka Sare ee Baarlamaanka JFS, Mudane Cabdullaahi Cali Xersi Timacadde, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Dowlad...

