WARARKA

Wasiirka Warfaafinta oo kulan la qaatay Wakiilka Hay’adda Horumarinta Qaramada Midoobay ee UNDP.

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifitaax Qaasim Maxamuud ayaa maanta xafiiskiisa kulan kula...

Wasiirka Gaashaandhigga oo Qaabilay Danjiraha Masar iyo Wafdi Saraakiil Ciidan ah.

Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Axmed Macallin Fiqi, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay wafdi saraakiil ciidan ah...

MW Xasan Sheekh oo furay Shirka Maal-gelinta Horumarinta Soomaaliya.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa daah-furay Shirka Maalgelinta Horumarinta Soomaaliya oo lagu qabtay magaalada...

Shir ay soo qabanqaabisay Hay’adda Aqoonsiga iyo Diiwaangelinta Qaranka oo ka furmay Muqdisho.

Waxaa maanta magaalada Muqdisho ka furmay shir ay soo qabanqaabisay Hay’adda Aqoonsiga iyo Diiwaangelinta Qaranka (NIRA), kaas oo...

Shiinaha oo Maraakiib Dagaal u soo dirtay Gacanka Cadmeed iyo Biyaha Soomaaliya

Dowladda Shiinaha ayaa shaacisay in cutub cusub oo ka tirsan Ciidanka Difaaca Shacabka Shiinaha (PLA Navy) uu u amba baxay Gacanka Cadmeed iyo biyaha...

Dublamaasiyiin u dhalatay dalka Qatar oo ku dhintay magaalada Sharm el-Sheikh ee Masar

Saddex sarkaal oo Qatar ah ayaa ku dhintay shil baabuur oo ka dhacay meel u dhow xeebta loo dalxiis tago ee Sharm el-Sheikh ee...

Soomaaliya oo markii ugu horreysay ku biiraysa Baarlamaanka Bulshada Bariga Afrika

Soomaaliya ayaa markii ugu horreysay ku biiraysa Baarlamaanka Ururka Bulshada Bariga Afrika (EALA), taas oo la sheegay in ay qeyb ka tahay dadaallada dowladda...

Ra’iisulwasaaraha XFS oo magacaabay agaasimeyaal guud.

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa magacaabay Agaasimeyaasha Guud ee Wasaaradaha Howlaha Guud, Dib-u-dhiska iyo Guriyeynta iyo Wasaaradda Isgaarsiinta...

Golaha shacabka oo ansixiyey gudidda xuquuqal insaanka Qaranka.

Xildhibaannada Golaha Shacabka Baarlamaanka JFS ayaa cod Aqlabiyad leh ku ansixiyey Guddiga Madaxa bannaan ee Xuquuqul Insaanka Qaranka oo ay maanta horgeysay Wasaaradda Qoyska...

Jubalanad iyo Qaramada Midoobay oo kawada hadlay Xaalada Gobolka Gedo

Madaxweyne Ku-xigeenka Jubbaland, Maxamuud Sayid Aadan, oo haatan ku sugan gobolka Gedo, ayaa si adag u dhaliilay Dowladda Federaalka Soomaaliya, isaga oo ku eedeeyay...