WARARKA

Wasiirka Warfaafinta oo kulan la qaatay Wakiilka Hay’adda Horumarinta Qaramada Midoobay ee UNDP.

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifitaax Qaasim Maxamuud ayaa maanta xafiiskiisa kulan kula...

Wasiirka Gaashaandhigga oo Qaabilay Danjiraha Masar iyo Wafdi Saraakiil Ciidan ah.

Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Axmed Macallin Fiqi, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay wafdi saraakiil ciidan ah...

MW Xasan Sheekh oo furay Shirka Maal-gelinta Horumarinta Soomaaliya.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa daah-furay Shirka Maalgelinta Horumarinta Soomaaliya oo lagu qabtay magaalada...

Shir ay soo qabanqaabisay Hay’adda Aqoonsiga iyo Diiwaangelinta Qaranka oo ka furmay Muqdisho.

Waxaa maanta magaalada Muqdisho ka furmay shir ay soo qabanqaabisay Hay’adda Aqoonsiga iyo Diiwaangelinta Qaranka (NIRA), kaas oo...

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo ka hadlay musiibadii 14-kii Oktoobar.

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Masiibooyinka Qaranka (SoDMA), Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle ayaa sheegay in ay xusuustooda ku weyn tahay weerarkii 14-ka Oktoobar ee 2017 ka...

Xuska 14-ka Oktoobar ee Qaraxii Soobbe

Maanta oo kale 14-kii October sanadkii 2017-kii waxa ay taariikh madow u tahay bulsho weynta Soomaaliyeed, waa maalin ku asteysan dhiig iyo hilbo gubtay,...

Madaxweynaha Somaliland oo safar ugu Ambabaxay Itoobiya

Madaxweynaha Somaliland, Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi Cirro, ayaa Barqanimadii   u Ambabaxay dalka Itoobiya, iyadoo xukuumaddu ay safarkiisa ku sheegtay mid salka ku haya kor u...

Soomaaliya oo ka qayb gashay shirka Ururka dhexdhexaadka Adduunka

Shirka Heer Wasiir ee Ururka Dhexdhexaadka Adduunka (Non-Aligned Movement – NAM) ayaa ka furmay magaalada Kampala ee dalka Uganda. ‎ ‎Shirkan oo ah kii 19-aad ee...

Guddiga Wadajirka ah ee Xulista Iyo Doorashada Xildhibaannada Soomaaliya oo Yeeshay Kulan

Guddiga wadajirka ah ee Xulista iyo Doorashada Xildhibaannada Soomaaliya ku meteli doona Baarlamaanka Bulshada Bariga Afrika oo maanta yeeshay kulankoodii labaad, ayaa gudagalay waajibaadkii...

Madaxweynaha Madagascar oo dalka ka baxsaday

Madaxweynaha Madagascar ee xaaladda adag ku sugan, Andry Rajoelina, ayaa sheegay inuu ku dhuumanayo "goob ammaan ah" kaddib isku day lagu doonayay in lagu...