WARARKA

Wasiirka Warfaafinta oo kulan la qaatay Wakiilka Hay’adda Horumarinta Qaramada Midoobay ee UNDP.

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifitaax Qaasim Maxamuud ayaa maanta xafiiskiisa kulan kula...

Wasiirka Gaashaandhigga oo Qaabilay Danjiraha Masar iyo Wafdi Saraakiil Ciidan ah.

Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Axmed Macallin Fiqi, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay wafdi saraakiil ciidan ah...

MW Xasan Sheekh oo furay Shirka Maal-gelinta Horumarinta Soomaaliya.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa daah-furay Shirka Maalgelinta Horumarinta Soomaaliya oo lagu qabtay magaalada...

Shir ay soo qabanqaabisay Hay’adda Aqoonsiga iyo Diiwaangelinta Qaranka oo ka furmay Muqdisho.

Waxaa maanta magaalada Muqdisho ka furmay shir ay soo qabanqaabisay Hay’adda Aqoonsiga iyo Diiwaangelinta Qaranka (NIRA), kaas oo...

Soomaaliya iyo Azerbaijan oo kala saxiixday heshiis diblomaasiyadeed.

Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Jamhuuriyadda Azerbaijan ayaa ku heshiiyay in baasaboorrada diblumaasiga ee labada dal laga dhaafo shuruudaha dal-ku-galka, kadib heshiis is-afgarad ah oo...

Duqa Muqdisho oo maanta furay waddooyin xirnaa muddo dheer.

Waxaa maanta si rasmi ah dib loogu furay saddex waddo oo muhiim ah oo u xirnaa sababo amni dartood. Mashruucan ayaa qayb ka ah...

Wasiirka Caafimaadka oo Maanta Ka Qeybgalay Shirka 72-aad ee Hay`adda Caafimaadka eeWHO

Wasiirka Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Dr. Cali Xaaji Aadam, ayaa maanta ka qeyb galay Shirka 72-aad ee Hay’adda Caafimaadka Adduunka...

Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda oo ka qeybgalaya Shirka Sanadlaha ee Hay`adda IMF iyo Bankigga Adduunka

Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Biixi Imaan Cige, iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa dhawaan gaaray magaalada Washington D.C., halkaas oo lagu qabanayo shirka...

Madaxweyne Laftagareen oo la kulmay una mahadceliyay Axmed Al-muwalad

Madaxweynaha maamulka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen, ayaa Magaalada Muqdisho kulan kula qaatay Safiirka Dowladda Boqortooyada Sacuudiga u fadhiya Soomaaliya Ahmed bin...

Hoggaamiyihii Mucaaradka ee Dalka Kenya oo Geeriyooday

Booliiska dalka Hindiya ayaa sheegay in Ra'iisul Wasaarihii hore ee Kenya, Raila Odinga, uu geeriyooday isagoo jira 80 sano.Warar maxalli ah ayaa sheegay inuu...