WARARKA

Wasiirka Warfaafinta oo kulan la qaatay Wakiilka Hay’adda Horumarinta Qaramada Midoobay ee UNDP.

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifitaax Qaasim Maxamuud ayaa maanta xafiiskiisa kulan kula...

Wasiirka Gaashaandhigga oo Qaabilay Danjiraha Masar iyo Wafdi Saraakiil Ciidan ah.

Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Axmed Macallin Fiqi, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay wafdi saraakiil ciidan ah...

MW Xasan Sheekh oo furay Shirka Maal-gelinta Horumarinta Soomaaliya.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa daah-furay Shirka Maalgelinta Horumarinta Soomaaliya oo lagu qabtay magaalada...

Shir ay soo qabanqaabisay Hay’adda Aqoonsiga iyo Diiwaangelinta Qaranka oo ka furmay Muqdisho.

Waxaa maanta magaalada Muqdisho ka furmay shir ay soo qabanqaabisay Hay’adda Aqoonsiga iyo Diiwaangelinta Qaranka (NIRA), kaas oo...

Wasaaradda Qorshaynta iyo WFP oo yeeshay kulan ku saabsan Qorshaha Istiraatiijiyadeed ee Hay’adda 2026–2030

Wasaaradda Qorsheynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha XFS ayaa kulan ku aaddan wadatashiga Qorshaha Istiraatiijiyadda 5-sano ee soo socota la yeelatay Hay’adda Cuntada Adduunka (WFP).Kulanka...

Igiriiska oo shuruudo ku xiray soogalootiga si ay uga shaqeeystaan dalka

Qaar ka mid ah muhaajiriinta imaanaya UK ayaa laga doonayaa inay ku hadlaan Ingiriisi heer A-level ah iyadoo la raacayo xeerar cusub oo adag...

Wasiir Ku-Xigeenka Wasaaradda Caddaalada iyo Arrimaha Dastuurka oo ka qeybgalay Madasha Wargeysyada Faafifinta Rasmiga ah ee Afrika kana Dalka Jabuuti

Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Caddaaladda iyo Arrimaha Dastuurka XFS ayaa ka qeybgalay daahfurka Madasha Wargeysyada Faafinta Rasmiga ah ee Afrika (Forum of African Official Gazette)...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo u hambalyeeyey xubnaha Soomaaliya ku matalaya Baarlamanka EAC

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa hambalyo u diray Xildhibaannada Soomaaliyeed ee labada aqal ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya maanta u doorteen...

Shir ku saabsan sare u qaadista tayada ciidanka xoogga oo Muqdisho ka furmay.

Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Gaashaandhigga, Xildhibaan Cumar Cali Cabdi ayaa furay kulanka Guddiga Hagidda (Steering Committee) ee mashruuca SNA 3 oo uu maalgeliyo Sanduuqa Nabadda...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka tacsiyeeyay geerida Raila Odinga.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka tacsiyeeyay geerida Ra’iisul Wasaarihii hore ee Kenya Raila Omolo Odinga.Madaxweynaha ayaa boggiisa X ku...