WARARKA
Wasiirka Warfaafinta oo kulan la qaatay Wakiilka Hay’adda Horumarinta Qaramada Midoobay ee UNDP.
Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifitaax Qaasim Maxamuud ayaa maanta xafiiskiisa kulan kula...
Wasiirka Gaashaandhigga oo Qaabilay Danjiraha Masar iyo Wafdi Saraakiil Ciidan ah.
Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Axmed Macallin Fiqi, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay wafdi saraakiil ciidan ah...
MW Xasan Sheekh oo furay Shirka Maal-gelinta Horumarinta Soomaaliya.
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa daah-furay Shirka Maalgelinta Horumarinta Soomaaliya oo lagu qabtay magaalada...
Shir ay soo qabanqaabisay Hay’adda Aqoonsiga iyo Diiwaangelinta Qaranka oo ka furmay Muqdisho.
Waxaa maanta magaalada Muqdisho ka furmay shir ay soo qabanqaabisay Hay’adda Aqoonsiga iyo Diiwaangelinta Qaranka (NIRA), kaas oo...
Guddoomiyaha Golaha Baarlamaanka oo Kulan la qaatay Xildhibaanada matalaya Urur gobaleedka Afrika
Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Frderaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa kulan la qaatay Xildhibaanadda Soomaaliya ku meteli doona Baarlamaanka...
Maydka Raila Odinga oo maanta la geeyay Nairobi
Diyaarad siday Maydka hoggaamiyihii mucaaradka Kenya ahaana Ra’iisul Wasaarihii hore ee Kenya, Raila Odinga ayaa maanta ka degtay Garoonka Caalamiga ah ee Jomo Kenyatta,...
Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo Shir-Guddoomiyey Shirka Golaha Wasiiradda Dowladda
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta Shir-guddoomiyay kulanka toddobaadlaha ah ee Golaha Wasiirrada, kaas oo diiradda lagu saaray dardargelinta qorshayaasha...
Banaanbixii Mucaaradka ay maanta qorsheeyeen inuu ka dhaco Muqdisho oo markale Baaqday
Waxaa maanta markale baaqday banaanbixii mucaaradka ee lagu balansanaa inuu ka dhaco magaalada Muqdisho, kaas oo lagu sheegay inuu ahaa muujin ka dhan ah...
Muwaadin Soomaaliyeed oo lagu dilay Koofur Afrika iyo dilalka oo kordhay.
Wararka naga soo gaaraya dalka Koofur Afrika ayaa sheegaya in ganacsade Soomaaliyeed, Shool Mohamed Cadde, lagu dilay dukaan uu ku lahaa xaafad ka tirsan...
YouTube ayaa sheegtay in ay dib u soo celisay adeegii kadib markii ay khalkhal galisay qulqulka caalamiga ah
Youtube-ka ayaa sheegay in ay xalliyeen mashaakil ka haysta shabakadeeda iyo app-keeda kadib markii boqolaal kun oo isticmaalayaasha adduunka oo dhan ah ay iskood...

