WARARKA

Wasiirka Warfaafinta oo kulan la qaatay Wakiilka Hay’adda Horumarinta Qaramada Midoobay ee UNDP.

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifitaax Qaasim Maxamuud ayaa maanta xafiiskiisa kulan kula...

Wasiirka Gaashaandhigga oo Qaabilay Danjiraha Masar iyo Wafdi Saraakiil Ciidan ah.

Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Axmed Macallin Fiqi, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay wafdi saraakiil ciidan ah...

MW Xasan Sheekh oo furay Shirka Maal-gelinta Horumarinta Soomaaliya.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa daah-furay Shirka Maalgelinta Horumarinta Soomaaliya oo lagu qabtay magaalada...

Shir ay soo qabanqaabisay Hay’adda Aqoonsiga iyo Diiwaangelinta Qaranka oo ka furmay Muqdisho.

Waxaa maanta magaalada Muqdisho ka furmay shir ay soo qabanqaabisay Hay’adda Aqoonsiga iyo Diiwaangelinta Qaranka (NIRA), kaas oo...

Golaha Wasiirada Hirshabeelle oo ka shiray Amniga & Mahashaariicda Jowhar.

Madaxweynaha Dowladda Hirshabeelle Mudane Cali Cabdullaahi Xuseen (Cali Guudlaawe) ayaa shir-guddoomiyey kulanka Golaha Wasiirrada oo looga hadlay arrimo dhowr ah.Ugu horreyn Wasiirka Wasaaradda Amniga...

Shir looga hadlayay xoojinta amniga xuduudaha oo Lagu qabtay Muqdisho.

Shirka xoojinta amniga xuduudaha dalka ayaa maanta lagu qabtay Xarunta Dhexe ee Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda, waxaana shir guddoomiyey Wasiirka Amniga Gudaha XFS, Mudane...

Dibadbax loogaga soo horjeedo Maamulka Madaxweyne Donald Trump oo ka socda Dalka Maraykanka

Dadweyne aad u fara badan ayaa isugu soo baxay bannaanbax looga soo horjeedo siyaasadaha madaxweyne Donald Trump magaalooyin badan oo ku yaalla Mareykanka, oo...

Ciidamadda Booliiska Soomaaliyeed oo Gacan Ku soo Dhigeen Nin Xaaskiisa dilay

Ciidanka Booliska Soomaaliyeed ee saldhigga Garasbaaley ayaa gacanta ku dhigay eedeysane lagu magacaabo Abshir Sheekh Cabdisalaan Maxamed, kaas oo lagu eedeeyay in uu si...

Dowladaha Pakistaan Iyo Afgaanistaan oo heshiis ku gaaray Magaaladda Doha ee Dalka Qatar.

Dowladaha Afgaanistaan ​​iyo Pakistan ayaa ku heshiiyey xabbad joojin degdeg ah ka dib wadahadalo ay dhexdhexaadinayeen Wadamadda Qatar iyo Turkiya ka dib Toddobaad dagaal...

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo kulan la qaatay Wasiirrada gargaarka ee Dowlad Gobaleedyada dalka.

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka, SoDMA Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle, ayaa kulan miro-dhal ah la qaatay wasiirrada gargaarka Dowlad Gobaleedyada Dalka.Kulankan ayaa diiradda lagu...