WARARKA
Wasiirka Gaashaandhigga oo Qaabilay Danjiraha Masar iyo Wafdi Saraakiil Ciidan ah.
Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Axmed Macallin Fiqi, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay wafdi saraakiil ciidan ah...
MW Xasan Sheekh oo furay Shirka Maal-gelinta Horumarinta Soomaaliya.
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa daah-furay Shirka Maalgelinta Horumarinta Soomaaliya oo lagu qabtay magaalada...
Shir ay soo qabanqaabisay Hay’adda Aqoonsiga iyo Diiwaangelinta Qaranka oo ka furmay Muqdisho.
Waxaa maanta magaalada Muqdisho ka furmay shir ay soo qabanqaabisay Hay’adda Aqoonsiga iyo Diiwaangelinta Qaranka (NIRA), kaas oo...
Xarunta JSP ee degmada Warsheekh oo si rasmi ah loo daah-furay.
Waxaa si rasmi ah xarigga looga jaray Xarunta Dhexe ee Ururka Siyaasadeedka Caddaaladda iyo Wadajirka (JSP) ee degmada...
Soomaaliya iyo Rwanda oo gaaray heshiis iskaashi oo dhinaca Diblomaasiyadda ah.
Wasiirka arrimaha dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Cabdisalaam Cabdi Cali ayaa maanta magaalada Kigali ku saxiixay heshiis Iskaashi Guud...
Maamulka Gobolka Banaadir oo Dowladda Imaaraadka kala wareegay Gaadiid Dab-damis ah.
Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cali Yuusuf Cali (Xoosh), oo ay weheliyaan Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada...
Madaxweyne Deni oo wajahaya culeys Siyaasadeed oo ka imaanaya Mucaaradka iyo Isimada Dhaqanka.
Madaxweynaha Maamulka Puntland Saciid Cabdullaahi Deni ayaa wajahaya culeys siyaasadeed oo sii xoogeysanaya, kadib markii isimada dhaqanka iyo xisbiyada mucaaradka qaarkood ay si rasmi...
Masar iyo hay’adda laanqeeyrta cas oo ku biiray baadigoobka meydadka Qaza.
Kooxo ka socda Masar iyo hay’adda Laanqeyrta Cas ee Caalamiga ah (ICRC) ayaa loo oggolaaday inay raadiyaan meydadka la haystayaashii la qafaashay intii lagu...
Macawiisleyda gobolka Hiiraan oo weerar khasaare lagu gaarsiiyay Al-shabaab ka fuliyay deegaanka Goobo.
Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya weerar culus oo Xalay fiidkii hore ciidanka Macawiisleeyda gobolka Hiiraan ku qaadeen fariisimo kooxda Al-shabaab ku laheyd deegaanka...
Soomaaliya iyo Itoobiya oo yeeshay wada hadallo lagu sii xoojinayo xiriirkooda labo geesoodka ah.
Soomaaliya iyo Itoobiya ayaa yeeshay wado wadahadallo lagu xoojinayo xiriirka laba geesoodka ah, kaddib markii ay soo afjareen colaaddii u dhaxaysay muddo sanad iyo...

