WARARKA
Wasiirka Gaashaandhigga oo Qaabilay Danjiraha Masar iyo Wafdi Saraakiil Ciidan ah.
Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Axmed Macallin Fiqi, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay wafdi saraakiil ciidan ah...
MW Xasan Sheekh oo furay Shirka Maal-gelinta Horumarinta Soomaaliya.
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa daah-furay Shirka Maalgelinta Horumarinta Soomaaliya oo lagu qabtay magaalada...
Shir ay soo qabanqaabisay Hay’adda Aqoonsiga iyo Diiwaangelinta Qaranka oo ka furmay Muqdisho.
Waxaa maanta magaalada Muqdisho ka furmay shir ay soo qabanqaabisay Hay’adda Aqoonsiga iyo Diiwaangelinta Qaranka (NIRA), kaas oo...
Xarunta JSP ee degmada Warsheekh oo si rasmi ah loo daah-furay.
Waxaa si rasmi ah xarigga looga jaray Xarunta Dhexe ee Ururka Siyaasadeedka Caddaaladda iyo Wadajirka (JSP) ee degmada...
Isbahaysiga Dimuquraadiga Soomaaliyeed oo Madaxweynaha ugu baaqay inuu dib u dhigo doorashada Gobolka Banaadir.
Golaha Isbahaysiga Dimuquraadiga Soomaaliyeed (SDA), oo ay ku mideysan yihiin 23 urur siyaasadeed oo ay horkacayaan siyaasiyiin caan ah ayaa ugu Baaqay Madaxweyne Xasan...
Soomaaliya iyo Midowga Yurub oo ka wada hadlay dib u dhiska xabsiyada dalka.
Wasiirka Caddaaladda iyo Arrimaha Dastuurka Xukuumadda JFS, Mudane Xasan Macallin Maxamuud ayaa kulan muhiim ah la qaatay Danjiraha Midowga Yurub ee Soomaaliya, Marwo Francesca...
Puntland oo si iskeed ah u qaadday nidaam dal-ku-gal gaar ah (VISO).
Puntland ayaa si iskeed ah u hirgeliyay nidaam dal-ku-gal, kaas oo dadka socdaalka ku taga gobolka looga qaadayo $60. Qiimahan ayaa aad ugu dhow...
Muslimkii ugu horeeyay oo Loo doortay inuu noqdo Duqa Magaalada New York.
Zohran Mamdani oo ah nin asal ahaan kasoo jeeda dalka Hindiya, islamarkaana kusoo barbaaray dalka Uganda ayaa ugu dambayn ku guulaystay inuu noqdo duqa...
Ra’iisul Wasaare Xamsa oo dhagax-dhigay dhismaha laamiga degmada Wadajir.
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa maanta dhagax-dhigay laamiga dheer ee degmada Wadajir, gaar ahaan Xaafadda Buulo-xuubeey oo gaaraya...
RW Xamsa oo furay Shirka Madasha Hab-mamulka Internet-ka Soomaaliya.
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamse Cabdi Barre, ayaa si rasmi ah u daah-furay Madasha Hab-Maamulka Internet-ka Soomaaliya ee 2025 (SIGF 2025), oo...

