WARARKA

Wasiirka Gaashaandhigga oo Qaabilay Danjiraha Masar iyo Wafdi Saraakiil Ciidan ah.

Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Axmed Macallin Fiqi, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay wafdi saraakiil ciidan ah...

MW Xasan Sheekh oo furay Shirka Maal-gelinta Horumarinta Soomaaliya.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa daah-furay Shirka Maalgelinta Horumarinta Soomaaliya oo lagu qabtay magaalada...

Shir ay soo qabanqaabisay Hay’adda Aqoonsiga iyo Diiwaangelinta Qaranka oo ka furmay Muqdisho.

Waxaa maanta magaalada Muqdisho ka furmay shir ay soo qabanqaabisay Hay’adda Aqoonsiga iyo Diiwaangelinta Qaranka (NIRA), kaas oo...

Xarunta JSP ee degmada Warsheekh oo si rasmi ah loo daah-furay.

Waxaa si rasmi ah xarigga looga jaray Xarunta Dhexe ee Ururka Siyaasadeedka Caddaaladda iyo Wadajirka (JSP) ee degmada...

Wasaaradda Caafimaadka Soomaaliya oo baaritaan ku sameenaysa hooyo ku hor umushay irida hore Isbitaalka Banaadir.

Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada ee Dowladda Soomaaliya ayaa shaacisay inay bilowday baaritaan degdeg ah oo ku saabsan dhacdadii murugada lahayd ee hooyo Soomaaliyeed...

Ra’iisul Wasaare Xamsa: “Rajo Kaaba waa mashruuc Qaran”.

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cali Barre, ayaa daahfuray Mashruuca “Rajo Kaaba”, oo ah barnaamij deeq waxbarasho oo loogu talagalay haweenka...

Kooxda degmada Howlwadaag oo ku guulaysatay tartanka degmooyinka gobolka Banaadir.

Waxaa goordhow soo gaba-gaboobay ciyaartii kama dambaysta ahayd ee dhex martay kooxaha degmooyinka Howlwadaag iyo Warsheekh. Kooxda degmada Howlwadaag ee gobolka Banaadir ayaa ku...

Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed oo guddoomiyay kulan looga hadlayay amniga.

Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed Sarreeye Guuto Asad Cismaan Cabdullaahi ayaa shir guddoomiyay kulanka toddobaadlaha ah ee Hoggaannada, Fadhiyada Madaxa-banaan iyo Qeybaha Boliiska Soomaaliyeed.Kulanka waxaa...

Hay’adda NIRA oo Heshiis Wadashaqeyn La Saxiixatay Dalladda Ururrada Bulshada Rayidka Soomaaliyeed.

Hay’adda Aqoonsiga Qaranka ee Soomaaliya (NIRA) iyo Dalladda Ururrada Bulshada Rayidka ah ee Soomaaliyeed (SONSA) ayaa maanta kala saxiixday heshiis wadashaqeyn oo muhiim ah,...

Ergeyga gaarka ah ee Madaxweynaha u qaabilsan xasilinta oo la kulmay wakiilka gaarka ah ee Midowga Afrika.

Ergeyga gaarka ah ee Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya u qaabilsan xasilinta iyo ilaalinta arrimaha rayidka, Xildhibaan Cumar Xaashi, ayaa maanta kulan miro-dhal ah la...