WARARKA
Shir ay soo qabanqaabisay Hay’adda Aqoonsiga iyo Diiwaangelinta Qaranka oo ka furmay Muqdisho.
Waxaa maanta magaalada Muqdisho ka furmay shir ay soo qabanqaabisay Hay’adda Aqoonsiga iyo Diiwaangelinta Qaranka (NIRA), kaas oo...
Xarunta JSP ee degmada Warsheekh oo si rasmi ah loo daah-furay.
Waxaa si rasmi ah xarigga looga jaray Xarunta Dhexe ee Ururka Siyaasadeedka Caddaaladda iyo Wadajirka (JSP) ee degmada...
Wasiir Ku-xigeenka Arrimaha Dibadda oo ka Guddoomay Nuqul ka mid ah Warqadaha Aqoonsiga Safiirka Midowga Yurub.
Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah, Mudane Xasan Maxamed Cali (Nadaara), ayaa maanta ka guddoomay...
Ugu yaraan 16 qof ayaa ku dhimatay qarax ka dhacay Pakistan.
Ugu yaraan 16 qof ayaa ku dhimatay qaraxa, waxaana ka mid ah dadka dhintay saraakiil boolis ah. Gaari...
Muwaadin Soomaaliyeed oo lagu dilay dalka Koofur Afrika.
Wararka ka imaanaya deegaanka Philippi oo ka mid ah deegaanada hoostaga magaalo Xeebeedka Cape town ee dalka Koofur Afrika ayaa sheegaya in Xalay halkaasi...
Puntland oo war ka soo saartay duqeyn ay Mareykanka ka fuliyeen Buuraha Calimiskaad ee Gobolka Bari.
Maamulka Puntland ayaa War ka soo saartay howlgal culus oo cir iyo dhul isku jiray, oo ay ciidamada Maraykanka ka fuliyeen Togga Baalade ee...
Ra’iisulwasaaraha XFS oo safar ugu baxay dalka Marooko.
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa saakay u ambo-baxay dalka Marooko, halkaas oo uu kaga qeybgalayo Madasha sanadlaha ah...
Soomaaliya iyo Turkiga oo ka wada hadlay horumarinta xiriirka labada dal.
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah XFS, Mudane Cabdisalaan Cabdi Cali, ayaa xafiiskiisa ku soo dhaweeyey Safiirka Dowladda aan walaalaha nahay ee Turkiga,...
Hirshabelle oo Balcad kusoo Gaba-gabeysay Wadatashigii Qorshaha Horumarinta Mudnaanta Degmada.
Wasaaradda Arrimaha Gudaha iyo Dowladaha Hoose ee Hirshabelle ayaa degmada Balcad ku soo gebagebeeysay kulankii wadatashiga ee lagu diyaarinayay qorshaha horumarinta hortebinta degmada...
Xulka Qaranka oo guul weyn ka gaaray dhiggooda Rwanda.
Xiddigaha xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka yar tahay 17 sano ayaa galabta guul weyn ka gaaray dhiggooda Rwanda oo ay isaga hor yimaadeen...

