WARARKA

Shir ay soo qabanqaabisay Hay’adda Aqoonsiga iyo Diiwaangelinta Qaranka oo ka furmay Muqdisho.

Waxaa maanta magaalada Muqdisho ka furmay shir ay soo qabanqaabisay Hay’adda Aqoonsiga iyo Diiwaangelinta Qaranka (NIRA), kaas oo...

Xarunta JSP ee degmada Warsheekh oo si rasmi ah loo daah-furay.

Waxaa si rasmi ah xarigga looga jaray Xarunta Dhexe ee Ururka Siyaasadeedka Caddaaladda iyo Wadajirka (JSP) ee degmada...

Wasiir Ku-xigeenka Arrimaha Dibadda oo ka Guddoomay Nuqul ka mid ah Warqadaha Aqoonsiga Safiirka Midowga Yurub.

Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah, Mudane Xasan Maxamed Cali (Nadaara), ayaa maanta ka guddoomay...

Ugu yaraan 16 qof ayaa ku dhimatay qarax ka dhacay Pakistan.

Ugu yaraan 16 qof ayaa ku dhimatay qaraxa, waxaana ka mid ah dadka dhintay saraakiil boolis ah. Gaari...

Wasiir dowlaha arrimaha dibadda oo la kulmay xoghayaha arrimaha dibadda Aljeeriya.

Kulanka ayaa looga hadlay xoojinta xiriirka labada dal iyo ballaarinta iskaashiga ka dhexeeya Soomaaliya iyo Aljeeriya.Labada dhinac ayaa isdhaafsaday aragtiyo ku saabsan arrimaha...

Oday da’a ah oo aano qabiil darteeda loogu dilay Caabudwaaq.

Wararka ka imaanaya magaalada Caabudwaaq ee gobolka Galgaduud ayaa sheegaya in saaka waaberigii halkaas lagu dilay Allaha u naxariistee Cabdi Ciise Qooleey, oo ahaa...

Boqollaal qof oo ku dhintay dalka Indonesia.

Kooxaha gurmadka degdegga ah ee Indonesia ayaa weli wada baadi-goobka ugu yaraan 400 qof oo la sheegay in la waayay, kuwaas oo badankood la...

Wasiiru-dowlaha Arrimaha Dibadda oo ka qeybgalay Shirka Caalamiga ah ee Dambiyaynta Gumaysiga Afrika.

Wasiiru-dowlaha Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Cali Maxamed Cumar, ayaa maanta oo Axad ah kaga qeybgalay caasimadda Aljeeriya shirka caalamiga ah ee dambiyaynta...

Sacuudiga Carabiya oo ka jawaabtay codsiga Dowladda Soomaaliya.

Dowladda Boqortooyada Sucuudi Carabiya ayaa noqotay dowladdii ugu horreysay ee si rasmi ah uga jawaabtay codsiga Dowladda Federaalka Soomaaliya ee ku saabsan gurmadka degdegga...

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo guddoomiyay shirka toddobaadlaha ee Maamulka Gobolka Banaadir.

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir, Dr. Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab), ayaa guddoomiyay shirka toddobaadlaha ee Maamulka Gobolka Banaadir iyo degmooyinka caasimadda.Shirka ayaa diiradda lagu saaray dardargelinta...