WARARKA

Shir ay soo qabanqaabisay Hay’adda Aqoonsiga iyo Diiwaangelinta Qaranka oo ka furmay Muqdisho.

Waxaa maanta magaalada Muqdisho ka furmay shir ay soo qabanqaabisay Hay’adda Aqoonsiga iyo Diiwaangelinta Qaranka (NIRA), kaas oo...

Xarunta JSP ee degmada Warsheekh oo si rasmi ah loo daah-furay.

Waxaa si rasmi ah xarigga looga jaray Xarunta Dhexe ee Ururka Siyaasadeedka Caddaaladda iyo Wadajirka (JSP) ee degmada...

Wasiir Ku-xigeenka Arrimaha Dibadda oo ka Guddoomay Nuqul ka mid ah Warqadaha Aqoonsiga Safiirka Midowga Yurub.

Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah, Mudane Xasan Maxamed Cali (Nadaara), ayaa maanta ka guddoomay...

Ugu yaraan 16 qof ayaa ku dhimatay qarax ka dhacay Pakistan.

Ugu yaraan 16 qof ayaa ku dhimatay qaraxa, waxaana ka mid ah dadka dhintay saraakiil boolis ah. Gaari...

Ilhaan Cumar oo weerar afka ku qaaday Trump.

Kadib markii uu si isdaba joog ah Donald Trump u weeraray Ilhan Omar iyo Soomaalida todobaadkaan ayaa waxaa weerarkaas afka ah ka jawaab celisay...

RSF oo xasuuq ka geysatay xanaano Caruur oo ay ku dishay 50 qof.

Diyaarad nooca aan duuliyaha lahayn ee Drones-ka ah ayaa lagu weeraray magaalada Kalogi oo ka tirsan gobolka Koonfurta Kordofan ee dalka Suudaan, waxaana la...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qayb galay madasha Dooxa ee siyaasadda iyo Amniga.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa gaaray magaalada Dooxa ee dalka Qatar, halkaas oo uu kaga qeyb-galayo Madasha Dooxa ee lagaga...

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo la kulmay Wafdi ka socday Dowladda UK.

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay wafdi ka socday dowladda UK oo ay hoggaaminaysay Danjiraha Boqortooyada...

Safiir Jabriil oo Ka Qaybgalay Xuska Maalinta Isgarab-Istaaga Shacabka Falastiin.

Magaalada Nairobi ee dalka Kenya ayaa lagu qabtay xuska Maalinta Caalamiga ah ee Isgarab-Istaaga Shacabka Falastiin, waxaana munaasabadda lagu martigeliyey Xafiiska Qaramada Midoobay ee...

Wasiirka Qoyska oo Muqdisho kusoo dhaweysay Wafdi ka socda Boqortooyada Ingiriiska.

Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Horumarinta Xuquuqul Insaanka XFS Amb Khadiija Maxamed Al-Makhsuumi ayaa maanta magaalada Muqdisho kusoo dhaweysay Wafdi sare oo ka socda Boqortooyada...