WARARKA

Shir ay soo qabanqaabisay Hay’adda Aqoonsiga iyo Diiwaangelinta Qaranka oo ka furmay Muqdisho.

Waxaa maanta magaalada Muqdisho ka furmay shir ay soo qabanqaabisay Hay’adda Aqoonsiga iyo Diiwaangelinta Qaranka (NIRA), kaas oo...

Xarunta JSP ee degmada Warsheekh oo si rasmi ah loo daah-furay.

Waxaa si rasmi ah xarigga looga jaray Xarunta Dhexe ee Ururka Siyaasadeedka Caddaaladda iyo Wadajirka (JSP) ee degmada...

Wasiir Ku-xigeenka Arrimaha Dibadda oo ka Guddoomay Nuqul ka mid ah Warqadaha Aqoonsiga Safiirka Midowga Yurub.

Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah, Mudane Xasan Maxamed Cali (Nadaara), ayaa maanta ka guddoomay...

Ugu yaraan 16 qof ayaa ku dhimatay qarax ka dhacay Pakistan.

Ugu yaraan 16 qof ayaa ku dhimatay qaraxa, waxaana ka mid ah dadka dhintay saraakiil boolis ah. Gaari...

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka labaad ee XFS oo Muqdisho ka daah-furay xuska Maalinta Caalamiga ah ee Xuquuqul Insaanka.

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka labaad ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Jabriil Cabdirashiid Xaaji, ayaa maanta magaalada Muqdisho ka daah-furay xuska Maalinta Caalamiga ah ee Xuquuqul...

Australia oo ku waabariisatay sharci cusub.

Xayiraadda warbaahinta Baraha bulshada ee ugu horreysa adduunka ee dadka ka yar 16 sano ayaa ka dhaqan gashay AustraliaMalaayiin caruur ah iyo dhalinyaro da’doodu...

Wasiirka Arrimaha guddaha XFS oo kulan la qaatay 148 muwaadin oo ay Dowladda Soomaaliya u fududeysay in dalkooda dib ugu soo noqdaan.

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta XFS, Mudane Xildhibaan Cali Yuusuf Cali-Xoosh, ayaa kulan soo-dhoweyn, xog-wareysi, iyo dardaaran ah la qaatay 148 muwaadin...

Xoghayaha Dowlada Hoose ee Degmada Balcad oo ka qeybgalay Kulanka Golaha Deegaanka Degmada Balcad.

Xildhibaanada golaha deegaanka degmada balcad ayaa maanta yeeshay kalfadhiga 1-aad kullankiisa 3-aad kaasi oo uu shir gudoomiyay Gudoomiyha golaha deegaanka degmada balcad ahna...

Gudoomiyaha Golaha Deegaanka Degmada Balcad oo Gudoomiyay Shirka Golaha.

Xildhibaanada golaha deegaanka degmada balcad ayaa maanta yeeshay kalfadhiga 1-aad kullankiisa 3-aad kaasi oo uu shir gudoomiyay Gudoomiyha golaha deegaanka degmada balcad ahna...

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo qaabilay danjiraha Masar ee Soomaaliya.

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay danjiraha Jamhuuriyadda Carbeed ee Masar u fadhiya Soomaaliya Mudane Maxamed...