WARARKA
Shir ay soo qabanqaabisay Hay’adda Aqoonsiga iyo Diiwaangelinta Qaranka oo ka furmay Muqdisho.
Waxaa maanta magaalada Muqdisho ka furmay shir ay soo qabanqaabisay Hay’adda Aqoonsiga iyo Diiwaangelinta Qaranka (NIRA), kaas oo...
Xarunta JSP ee degmada Warsheekh oo si rasmi ah loo daah-furay.
Waxaa si rasmi ah xarigga looga jaray Xarunta Dhexe ee Ururka Siyaasadeedka Caddaaladda iyo Wadajirka (JSP) ee degmada...
Wasiir Ku-xigeenka Arrimaha Dibadda oo ka Guddoomay Nuqul ka mid ah Warqadaha Aqoonsiga Safiirka Midowga Yurub.
Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah, Mudane Xasan Maxamed Cali (Nadaara), ayaa maanta ka guddoomay...
Ugu yaraan 16 qof ayaa ku dhimatay qarax ka dhacay Pakistan.
Ugu yaraan 16 qof ayaa ku dhimatay qaraxa, waxaana ka mid ah dadka dhintay saraakiil boolis ah. Gaari...
Wiil dhalinyaro oo lagu dilay Dhuusamareeb iyo ciidanka oo howlgal wada.
Koox hubaysan oo aan haybtooda la garanayn ayaa xalay gudaha magaalada Dhuusamareeb ku dishay wiil dhalinyaro ah oo magaciisa lagu sheegay Nuur Aadan Guunbe.Falkaan...
Maareeyaha Dekedda Muqdisho oo la kulmay wafdi ka socday Dalka Sudan.
Maareeyaha Guud ee Dekadda Muqdisho Danjire Maxamed Cali Nuur (Ameerico) ayaa xafiiskiisa ku qaabilay wafdi ka socdayu Dalka Suudaan oo uu hoggaaminaayay Safiirka udalkaasi...
R/Wasaaraha XFS oo qaabilay Safiirka Sacuudiga u fadhiya Dalka Soomaaliya.
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa maanta qaabilay safiirka Boqortooyada Sacuudi Carabiya u fadiya Soomaaliya Danjire Axmed Bin Muxamad Saalax...
Maraykanka oo markab shidaal ku qabtay xeebaha Venezuela.
Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa sheegay in ciidamada Mareykanka ay ku qabteen markab shidaal oo marayay xeebaha dalka Venezuela, taasi oo muujineysa inuu sii...
Madaxweyne Xasan Sheekh oo saxiixay sharciga dhismaha guddiga madaxbannaan ee xuquuqul Insaanka.
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta saxiixay sharciga dhismaha Guddiga Madaxbannaan ee Xuquuqul Insaanka Qaranka, kaddib markii labada Aqal ee...
Ra’iisul Wasaare Xamsa oo sii wada fadhiyada bahda dublumaasiyiinta shisheeye.
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda JFS Mudane Xamse Cabdi Barre oo sii wada kulamada uu la leeyahay ergada diblumaasiyadda fadhigoodu yahay dalka ayaa maanta qaabilay danjiraha...

