WARARKA

Shir ay soo qabanqaabisay Hay’adda Aqoonsiga iyo Diiwaangelinta Qaranka oo ka furmay Muqdisho.

Waxaa maanta magaalada Muqdisho ka furmay shir ay soo qabanqaabisay Hay’adda Aqoonsiga iyo Diiwaangelinta Qaranka (NIRA), kaas oo...

Xarunta JSP ee degmada Warsheekh oo si rasmi ah loo daah-furay.

Waxaa si rasmi ah xarigga looga jaray Xarunta Dhexe ee Ururka Siyaasadeedka Caddaaladda iyo Wadajirka (JSP) ee degmada...

Wasiir Ku-xigeenka Arrimaha Dibadda oo ka Guddoomay Nuqul ka mid ah Warqadaha Aqoonsiga Safiirka Midowga Yurub.

Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah, Mudane Xasan Maxamed Cali (Nadaara), ayaa maanta ka guddoomay...

Ugu yaraan 16 qof ayaa ku dhimatay qarax ka dhacay Pakistan.

Ugu yaraan 16 qof ayaa ku dhimatay qaraxa, waxaana ka mid ah dadka dhintay saraakiil boolis ah. Gaari...

Xukuno kala duwan oo lagu riday koox dil, dhaawac iyo dhac ka geysatay Muqdisho.

Maxkamadda Darajada Koowaad ee Ciidamada Qalabka Sida ayaa maanta xukuno kala duwan ku riday eedeysayaal ka tirsanaa koox falal dil, dhaawac iyo dhac...

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo maanta qaatay Kaarka Codbixinta Doorashada.

Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho, Dr. Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab), ayaa maanta ka qaatay kaarka codbixinta doorashada Dowladaha Hoose Degmada Kaaraan...

Madaxweynaha JFS oo ka tacsiyeeyey geerida Madaxweynihii hore ee Puntland.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray qoyska, bulshada Puntland iyo guud ahaan ummadda Soomaaliyeed, kaddib geerida...

Ra’iisul Wasaasare kuxigeenka Dalka oo saaka qaatay Kaarka Cod-bixinta Doorashada.

Ra’iisul Wasaare Kuxigeenka Xukuumadda Faderaalka Soomaaliya Mudane Saalax Axmed Jaamac ayaa maanta qaatay Kaarka Cod-bxinta ee Gudigga Madaxa Banaan ee Doorashooyinka, xilli dhawaan...

Puntland oo sheegtay inay Xeebaha Eyl ku qabatay doon sida waxyaabaha Qarxa iyo Ragii waday.

Ciidamada Badda ee Puntland (PMPF) ayaa shaaciyay inay gacanta ku dhigeen doon siddey budooyin laga sameeyo walxaha qarxa, taas oo lagu qabtay xeebaha degmada...

Ra’iisul Wasaare kuxigeenka XFS oo xalay la caweeyey bulshadda, kuna boorriyay ka qeybgalka doorashada.

Ra’iisul Wasaare Ku Xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa xalay la kulmay bulsho ka kala timid degmooyinka Magaalada Muqdisho, isaga oo...