WARARKA
Shir ay soo qabanqaabisay Hay’adda Aqoonsiga iyo Diiwaangelinta Qaranka oo ka furmay Muqdisho.
Waxaa maanta magaalada Muqdisho ka furmay shir ay soo qabanqaabisay Hay’adda Aqoonsiga iyo Diiwaangelinta Qaranka (NIRA), kaas oo...
Xarunta JSP ee degmada Warsheekh oo si rasmi ah loo daah-furay.
Waxaa si rasmi ah xarigga looga jaray Xarunta Dhexe ee Ururka Siyaasadeedka Caddaaladda iyo Wadajirka (JSP) ee degmada...
Wasiir Ku-xigeenka Arrimaha Dibadda oo ka Guddoomay Nuqul ka mid ah Warqadaha Aqoonsiga Safiirka Midowga Yurub.
Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah, Mudane Xasan Maxamed Cali (Nadaara), ayaa maanta ka guddoomay...
Ugu yaraan 16 qof ayaa ku dhimatay qarax ka dhacay Pakistan.
Ugu yaraan 16 qof ayaa ku dhimatay qaraxa, waxaana ka mid ah dadka dhintay saraakiil boolis ah. Gaari...
Sheekh Shariif oo tagay Kismaayo iyo wararkii ugu dambeeyay shirka Mucaaradka.
Madaxweynihii hore ee Dalka Shariif Sheekh Axmed iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray magaalada Kismaayo ee Gobolka Jubbada Hoose.Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam ayaa...
Guddoomiyaha golaha shacabka oo shirgudoomiyey kulanka guddiga joogtada.
Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa maanta shir guddoomiyey kulanka 17-aad ee Guddiga Joogtada ah,...
Wasiirka arrimaha dibadda Soomaaliya oo qaabilay danjiraha Itoobiya.
Wasiirka arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga mudane Cabdisalaan Cabdi Cali ayaa maanta xafiiskiisa wasaaradda ee Muqdisho ku qaabilay safiirka Jamhuuriyadda Federaalka Dimuqraadiga Itoobiya u...
Guddoomiyaha gobolka Banaadir oo dhagax dhigay mashruuca dayactirka Warta degmada Boondheere.
Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho, Dr. Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab), ayaa Arbacada maanta ah waxa uu si rasmi ah u dhagax-dhigay...
Guddoomiyaha golaha shacabka oo qaabilay safiirka dowladda Sucuudiga u fadhiya Soomaaliya.
Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa maanta xafiiskiisa kulan mira-dhal ah kula qaatay Safiirka Boqortooyada...
Wasiirka Gaashandhiga Jabuuti oo soo gaaray Muqdisho.
Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya xildhibaan Cumar Cali Cabdi ayaa si rasmi ah Garoonka Aadan Cadde ugu soo dhaweeyay Wafdi heer sare...

