WARARKA

Shir ay soo qabanqaabisay Hay’adda Aqoonsiga iyo Diiwaangelinta Qaranka oo ka furmay Muqdisho.

Waxaa maanta magaalada Muqdisho ka furmay shir ay soo qabanqaabisay Hay’adda Aqoonsiga iyo Diiwaangelinta Qaranka (NIRA), kaas oo...

Xarunta JSP ee degmada Warsheekh oo si rasmi ah loo daah-furay.

Waxaa si rasmi ah xarigga looga jaray Xarunta Dhexe ee Ururka Siyaasadeedka Caddaaladda iyo Wadajirka (JSP) ee degmada...

Wasiir Ku-xigeenka Arrimaha Dibadda oo ka Guddoomay Nuqul ka mid ah Warqadaha Aqoonsiga Safiirka Midowga Yurub.

Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah, Mudane Xasan Maxamed Cali (Nadaara), ayaa maanta ka guddoomay...

Ugu yaraan 16 qof ayaa ku dhimatay qarax ka dhacay Pakistan.

Ugu yaraan 16 qof ayaa ku dhimatay qaraxa, waxaana ka mid ah dadka dhintay saraakiil boolis ah. Gaari...

Madaxweynaha JFS oo wada-tashi diblomaasiyadeed la yeeshay amiirka dowladda Qatar.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa wada-tashi diblumaasiyadeed kula yeeshay khadka taleefoonka Amiirka Dowladda Qatar Sheekh Tamiim binu Xamad.Madaxweynaha ayaa la...

Natiijada doorashadii golaha deegaanka gobolka Banaadir oo maanta lagu dhawaaqayo.

Guddiga doorashooyinka qaranka ayaa maanta ku dhawaaqi doona natiijada doorshadii golaha deegaanka gobolka Banaadir ee qabsoomtay maalintii khamiista 25-kii diisaamber.Afhayeenka Guddiga Doorashooyinka Qaranka CabdifataaxFaysal...

Turkiga, Masar iyo Jabuuti oo ka horyimid aqoonsiga Somaliland ay ka heshay Israa’iil.

Turkiga, Masar iyo Jabuuti ayaa noqday dalalkii u horreeyay ee ka soo horjeestay go’aanka ay Israa’iil ku aqoonsatay Soomaaliland, kadib wadahadal khadka taleefoonka kula...

Maamulka Gobalka Banaadir oo Howlgeliyey Waaxda Gurmadka DegDeg ah

Maamulka Gobolka Banaadir ayaa shaaciyay in waaxyaha Gurmadka Degdegga ah iyo Caafimaadka ay diyaariyeen gaadiid iyo shaqaale ku filan, kuwaas oo ku jira heegan...

Trump oo xilalka safiirnimo ka qaaday ku dhawaad 30 dublamaasiyiin ah oo uu jiro safiirka Soomaaliya

Maamulka Trump ayaa dib ugu yeeraya ku dhawaad 30 dublamaasiyiina oo ka kala socday safiirada iyo jagooyinka kale ee safaaradaha tallaabo dib loogu qaabeeynayo...

Farmaajo oo ka digay muddo kororsi, doorasho hal dhinac ah iyo eedeyn uu jeediyay MW Xasan Sheekh

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, ayaa qoraal uu soo saaray kaga hadlay xaaladda siyaasadeed ee dalka, isaga oo si gaar ah diiradda...