WARARKA
Shir ay soo qabanqaabisay Hay’adda Aqoonsiga iyo Diiwaangelinta Qaranka oo ka furmay Muqdisho.
Waxaa maanta magaalada Muqdisho ka furmay shir ay soo qabanqaabisay Hay’adda Aqoonsiga iyo Diiwaangelinta Qaranka (NIRA), kaas oo...
Xarunta JSP ee degmada Warsheekh oo si rasmi ah loo daah-furay.
Waxaa si rasmi ah xarigga looga jaray Xarunta Dhexe ee Ururka Siyaasadeedka Caddaaladda iyo Wadajirka (JSP) ee degmada...
Wasiir Ku-xigeenka Arrimaha Dibadda oo ka Guddoomay Nuqul ka mid ah Warqadaha Aqoonsiga Safiirka Midowga Yurub.
Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah, Mudane Xasan Maxamed Cali (Nadaara), ayaa maanta ka guddoomay...
Ugu yaraan 16 qof ayaa ku dhimatay qarax ka dhacay Pakistan.
Ugu yaraan 16 qof ayaa ku dhimatay qaraxa, waxaana ka mid ah dadka dhintay saraakiil boolis ah. Gaari...
Wafdi ballaaran oo ka socday dowladda Turkiga ayaa maanta soo gaaray Muqdisho.
Waxaa maanta magaalada Muqdisho soo gaaray wafdi ballaaran oo ka socday dowladda Turkiga. Wafdigan waxaa horkacayay Taliyaha Ciidanka Gaarka ah ee Turkiga, Ünsal...
Madaxweyne Deni oo Xalay Magaaladda Garoowe Kulan kula qaatay Guddiga Farsamadda ee Golaha Mustaqbalka Soomaaliya
Madaxweynaha Puntland, Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa xalay la kulmay guddiga farsamada ee Golaha Mustaqbalka Soomaaliya, kaas oo maalmahan shirar ka waday magaalada Garowe.
Kulanka waxaa...
Madaxweynaha Colombia oo digniin u direy Madaxweynaha Maraykanka
Madaxweynaha Dalka Colombia Gustavo Pedro ayaa sheegay in uu hubka qaadan doono oo uu difaaco dalkiisa , haddii Mareykanku ka dhabeeyo hanjabaado...
Madaxweynihii Venezuela oo ka soo muuqday Maxkamadda Federaalka ee Manhattan, New York
Madaxweynihii Venezuela, Nicolás Maduro, ayaa ka soo muuqday Maxkamadda Federaalka ee Manhattan, ee Gobalka New York, si uu u wajaho eedeymo culus oo ku...
Wasiirka Arrimaha Gudaha oo kulan la qaatay Agaasimaha Guud ee wasaaradda.
Wasiirka Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-Heshiisiinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Hon. Cali Yuusuf Cali (Xoosh), ayaa kulankiisii ugu horreeyay la yeeshay Agaasimaha Guud ee...
Oday lagu dilay Beledxaawo iyo amni darro xooggan oo ka jirta degmada
Koox hubeysan ayaa xalay degmada Beledxaawo ku dishay Sheekh Maxamuud Maxamed, oo si weyn loogu yaqaanay magaalada Beledxaawo.Marxuumka ayaa ahaa shaqsi caan ka ahaa...

