WARARKA
Shir ay soo qabanqaabisay Hay’adda Aqoonsiga iyo Diiwaangelinta Qaranka oo ka furmay Muqdisho.
Waxaa maanta magaalada Muqdisho ka furmay shir ay soo qabanqaabisay Hay’adda Aqoonsiga iyo Diiwaangelinta Qaranka (NIRA), kaas oo...
Xarunta JSP ee degmada Warsheekh oo si rasmi ah loo daah-furay.
Waxaa si rasmi ah xarigga looga jaray Xarunta Dhexe ee Ururka Siyaasadeedka Caddaaladda iyo Wadajirka (JSP) ee degmada...
Wasiir Ku-xigeenka Arrimaha Dibadda oo ka Guddoomay Nuqul ka mid ah Warqadaha Aqoonsiga Safiirka Midowga Yurub.
Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah, Mudane Xasan Maxamed Cali (Nadaara), ayaa maanta ka guddoomay...
Ugu yaraan 16 qof ayaa ku dhimatay qarax ka dhacay Pakistan.
Ugu yaraan 16 qof ayaa ku dhimatay qaraxa, waxaana ka mid ah dadka dhintay saraakiil boolis ah. Gaari...
Dowladda Hindiya oo mar kale taageertay midnimada Soomaaliya.
Dowladda Hindiya ayaa taageertay midnimada dhuleed iyo Wadajirka Soomaaliya xilli warbaahinta maamulka Somaliland ay qorayeen in Yahuudda ay Hindiya kala hadleen inay aqoonsato gobolada...
Madaxweyne Xasan Sheekh oo boqolaal shacab ah salaadda jimcaha kula oogay masjidka Abuu Hureyra ee Suuqa Baraakaraha.
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ay wehliyaan qaar ka mid ah Xubno ka mid ah Golaha Wasiirada, qaar ka mid...
Wasiirka Arrimaha Dibadda Shiinaha oo maanta ku soo wajahan Muqdisho iyo Wadooyinka oo xiran.
Ciidamada ammaanka ayaa xiray wadooyinka magaalada Muqdisho, xilli Magaalada uu ku soo wajahan yahay Wasiirka Arrimaha Dibadda ee dalka Shiinaha, Wang Yi, kaasi oo...
Bayaan ku saabsan booqashada sharci darada ah ee Israel ay ku tageen Gobolka Woqooyi Galbeed ee JFS.
Wasiirrada Arrimaha Dibadda ee Jamhuuriyadda Masar, Jamhuuriyadda Aljeeriya, Jamhuuriyadda Bangaladesh, Midowga Jasiiradaha Comoros, Jamhuuriyadda Jabuuti, Jamhuuriyadda Gambiya, Jamhuuriyadda Indunuusiya, Jamhuuriyadda Islaamiga ah ee Iiraan,...
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo dhagax-dhigay waddo cusub oo laga hirgalinaayo Jamhuuriya.
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab) oo ay garab taagan yihiin maamulka gobolkaasi ayaa saakay dhagax-dhigay dhismaha waddada jamhuriya ee Degmada...
Deni oo kulamo siyaasadeed ka wada Magaalada Garoowe.
Madaxweyne Siciid Cabdullaahi Deni oo weheliyo ku-xigeenkiisa Ilyaas Cismaan Lugatoor ayaa xalay xarunta madaxtooyada kulan kula yeeshay qaar ka mid ah xildhibaannada baarlamaanka Puntland...

