WARARKA

Milateriga Soomaaliya oo howlgal ka sameeyay G/Sh/Dhexe.

Ciidanka Xoogga Dalka,gaar ahaan ururka 62 aad, huutada lixaad ayaa Howlgallo qorsheysan oo ka dhan ah Khawaarijta ka...

Wasiirka Gaadiidka Cirka XFS oo soo dhoweeyay dib u howlgalinta shirkadda Jubba Airways

Wasiirka Gaadiidka Cirka iyo Duulista Hawada XFS mudane Maxamed Faarax Nuux ayaa maanta daahfuray munaasabad lagu maamuusaayey dib...

IGAD oo dalbatay maalgelin joogto ah oo AUSSOM ah, madaxda Soomaalidana ugu baaqday heshiis doorasho

Urur-goboleedka IGAD ayaa ugu baaqay Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay iyo saaxiibada caalamiga ah inay xaqiijiyaan maalgelin ku...

Soomaaliya oo cambaareysay weerarrada Xuutiyiinta ku qaadayn deegaanno Sacuudiga ah

War qoraal oo ay soo saartay wasaaradda arrimaha dibadda Soomaaliya ayaa lagu sheegay in "Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya si...

Puntland iyo Jubbaland oo ka hor yimid go’aankii DF ku ceyrisay Imaaraadka.

Maamulada Jubbaland iyo Puntland ayaa diiday waxba kama jiraana kasoo qaaday go’aankii DFS meesha uga saartay Heshiisyadii Imaaraatka Carabta ee dalka, waxayna ku sifeysay...

Golaha wasiirrada oo buriyey heshiisyadii lala galay Imaaraadka Carabta.

Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo maanta yeeshay kulan uu guddoominayey Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa lagu...

Golaha Shacabka BFS oo ansixiyay Axdiga Xakameynta Tubaakada

Xildhibaanada Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta si aqlabiyad leh u ansixiyay Axdiga Xakameynta Tubaakada, kaddib kulan rasmi ah oo ka dhacay xarunta...

G𝐮𝐝𝐝𝐨𝐨𝐦𝐢𝐲𝐚𝐡𝐚 𝐇𝐚𝐲’𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐒𝐨𝐃𝐌𝐀 𝐢𝐲𝐨 𝐖𝐚𝐟𝐝𝐢 𝐮𝐮 𝐇𝐨𝐠𝐠𝐚𝐚𝐦𝐢𝐧𝐚𝐲𝐨 𝐨𝐨 𝐆𝐚𝐚𝐫𝐚𝐲 𝐊𝐢𝐬𝐦𝐚𝐚𝐲𝐨.

Wafdi uu hoggaaminayo Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Maxamuud Macalin Cabdulle, ayaa maanta gaaray magaalada Kismaayo ee gobolka Jubbada Hoose, si uu ugu kuurgalo xaaladaha...

Madaxweynaha Dowladda Puntland oo Kulan la qaatay Dhallinyarada Puntland

Madaxweynaha Dowladda Puntland Saciid Cabdulaahi Dehi ayaa xalay qasriga Madaxtooyada kullan kula qaatay Dhallinyarada Puntland, Kulanka oo ay ka qaybgaleen in ka badan Kun...

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha oo la kulmay Madaxa cusub ee UNHCR Soomaaliya.

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-Heshiisiinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xildhibaan Mudane Cali Yuusuf Cali (Xoosh), ayaa kulan la yeeshay Madaxa cusub ee Hay’adda...