WARARKA

Milateriga Soomaaliya oo howlgal ka sameeyay G/Sh/Dhexe.

Ciidanka Xoogga Dalka,gaar ahaan ururka 62 aad, huutada lixaad ayaa Howlgallo qorsheysan oo ka dhan ah Khawaarijta ka...

Wasiirka Gaadiidka Cirka XFS oo soo dhoweeyay dib u howlgalinta shirkadda Jubba Airways

Wasiirka Gaadiidka Cirka iyo Duulista Hawada XFS mudane Maxamed Faarax Nuux ayaa maanta daahfuray munaasabad lagu maamuusaayey dib...

IGAD oo dalbatay maalgelin joogto ah oo AUSSOM ah, madaxda Soomaalidana ugu baaqday heshiis doorasho

Urur-goboleedka IGAD ayaa ugu baaqay Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay iyo saaxiibada caalamiga ah inay xaqiijiyaan maalgelin ku...

Soomaaliya oo cambaareysay weerarrada Xuutiyiinta ku qaadayn deegaanno Sacuudiga ah

War qoraal oo ay soo saartay wasaaradda arrimaha dibadda Soomaaliya ayaa lagu sheegay in "Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya si...

Mudaharaad lagu diidan yahay xadgudubka Israa’iil oo ka socda degmada Kaaraan.

Waxa saakay degmada Kaaraan ee gobolka Banaadir ka socda mudaharaad lagu taageerayo midnimada jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya,mudaharaakan ayaa looga soo horjeedaa xadgudubka Israa’iil kula kacday...

Wasiirka Amniga guddaha XFS oo shirguddoomiyey shir amni oo ka dhacay magaalada Laascaanood

Wasiirka Amniga Gudaha XFS Janaraal Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil (Fartaag) ayaa maanta guddoomiyay shir amni oo ka dhacay magaalada Laascaanood Shirka ayaa waxaa ka qeyb galay...

Wasiir Cali Balcad oo xog cusub ka bixiyay safarka qarsoon ee Muqdisho lagu keenay Caydaruus Al-Subeydi

Wasiiru-dowlaha Arrimaha Dibadda Soomaaliya, Cali Cumar Balcad, ayaa sheegay in Dowladda Isutagga Imaaraadka Carabta (UAE) ay si khaldan u isticmaashay hawada Soomaaliya, isla markaana...

Ugu yaraan 22 qof oo dhimatay kadib wiish ku dhacay tareen

Ugu yaraan 22 qof ayaa ku dhintay, 55 kalena waa ku dhaawacmeen, kadib markii mashiin dhismo oo culus uu ku dhacay tareen rakaab ah...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo soo dhaweeyey go’aanka xukuumadda ee ka dhanka ah UAE.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo khudbad u jeediyey shacabka Soomaaliyeed ayaa soo dhaweeyey go’aanka Golaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ee...

Somaliland oo diiday talaabada ay DFS ka qaadatay Imaaraadka Carabta.

Xukuumadda Somaliland ayaa si adag u diiday sheegasho ka timid Dowladda Federaalka Soomaaliya oo la xiriirtay awood ay ku sheegtay inay ku leedahay heshiisyada...