WARARKA
Milateriga Soomaaliya oo howlgal ka sameeyay G/Sh/Dhexe.
Ciidanka Xoogga Dalka,gaar ahaan ururka 62 aad, huutada lixaad ayaa Howlgallo qorsheysan oo ka dhan ah Khawaarijta ka...
Wasiirka Gaadiidka Cirka XFS oo soo dhoweeyay dib u howlgalinta shirkadda Jubba Airways
Wasiirka Gaadiidka Cirka iyo Duulista Hawada XFS mudane Maxamed Faarax Nuux ayaa maanta daahfuray munaasabad lagu maamuusaayey dib...
IGAD oo dalbatay maalgelin joogto ah oo AUSSOM ah, madaxda Soomaalidana ugu baaqday heshiis doorasho
Urur-goboleedka IGAD ayaa ugu baaqay Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay iyo saaxiibada caalamiga ah inay xaqiijiyaan maalgelin ku...
Soomaaliya oo cambaareysay weerarrada Xuutiyiinta ku qaadayn deegaanno Sacuudiga ah
War qoraal oo ay soo saartay wasaaradda arrimaha dibadda Soomaaliya ayaa lagu sheegay in "Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya si...
Wasiirka Shaqada XFS iyo wafdi uu hoggaaminaayo oo booqday xarunta shaqaalaha ee Turkiye.
Wasiirka Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada XFS Mudane Saalim Caliyow Ibrow iyo Wafdi uu hoggaaminayo ayaa booqday xarunta dhexe Ururka Midowga Shaqaalaha ee Dowladda...
Howlwadeenno ka tirsan Gaashaandhigga oo loo furay tababar aqoon kororsi ah
Xoghayaha Joogtada ah ee Wasaaradda Gaashaandhigga, Mudane Cabdifataax Cabdulqaadir Faarax ayaa maanta furay tababar aqoonkororsi ah oo loogu talagalay kor u qaadista hufnaanta, isla-xisaabtanka...
Wasiirka Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista oo Maanta Kormeeray Xarumaha Wasaarada Gaadidka ee Dowladda Waqooyi Bari
Wasiirka Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Hawada ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xildhibaan Maxamed Faarax Nuux, ayaa maanta kormeer shaqo ku tagay xarunta Wasaaradda Hawlaha Guud...
Wafuud badan oo ku qulqulaya Laascaanood iyo RW Xamsa oo tagaya.
Waxaa maanta la filayaa in magaalada Laascaanood, oo ah caasimadda Maamulka Waqooyi Bari ee Soomaaliya, uu gaaro wafdi ballaaran oo uu hoggaaminayo Ra’iisul Wasaaraha...
Wasiir Fiqi “Shacabka reer Waqooyi Bari waxay maanta guranayaan mirihii adkaysigooda.”
Wasiirka Qasaaradda Gaashaandhigga XFS Axmed Macallin Fiqi ayaa sheegay in dadka Woqooyi Bari ay iska qaadeen heeryadii,isla markaana ay dhisteen maamul ku dhisan...
Guddoomiyaha haya’adda SoDMA oo ku baaqay tallaabo deg deg ah si loo badbaadiyo nolosha dadka abaaruhu saameeyeen.
Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA), Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle, ayaa Magaalada Moqdisho ka Furay shir u dhexeeya hay’adaha dowladda iyo Hay’adda aalamiga ah...

