WARARKA

Milateriga Soomaaliya oo howlgal ka sameeyay G/Sh/Dhexe.

Ciidanka Xoogga Dalka,gaar ahaan ururka 62 aad, huutada lixaad ayaa Howlgallo qorsheysan oo ka dhan ah Khawaarijta ka...

Wasiirka Gaadiidka Cirka XFS oo soo dhoweeyay dib u howlgalinta shirkadda Jubba Airways

Wasiirka Gaadiidka Cirka iyo Duulista Hawada XFS mudane Maxamed Faarax Nuux ayaa maanta daahfuray munaasabad lagu maamuusaayey dib...

IGAD oo dalbatay maalgelin joogto ah oo AUSSOM ah, madaxda Soomaalidana ugu baaqday heshiis doorasho

Urur-goboleedka IGAD ayaa ugu baaqay Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay iyo saaxiibada caalamiga ah inay xaqiijiyaan maalgelin ku...

Soomaaliya oo cambaareysay weerarrada Xuutiyiinta ku qaadayn deegaanno Sacuudiga ah

War qoraal oo ay soo saartay wasaaradda arrimaha dibadda Soomaaliya ayaa lagu sheegay in "Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya si...

Danjireyaal Caalami ah oo u Safray Caleemo saarka Madaxweynaha Waqooyi Bari Soomaaliya

Danjireyaasha dalalka Boqortooyada Sucuudiga, Turkiga iyo Suudaan ayaa goordhow ka dhoofay magaalada Muqdisho, iyagoo ku sii jeeda magaalada martigelinaysa munaasabadda caleemo-saarka Madaxweynaha Dowlad-goboleedka Waqooyi...

Madaxweyne Xasan oo Laascaanood ay isku wareysteen Wafdi ka socda dowladda Jabuuti

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa hoyga uu ka degan yahay magaalada Laascaanood kula kulmay wafdi ka socda dowladda Jabuuti oo ka qayb galaya...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo tagay Laascaanood.

Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa noqonaya madaxweynihii ugu horeeyay oo muddo ka badan 40 sanno gaaray magaalada Laascaanood , ee caasimadda Waqooyi Bari,...

Ra’iisul Wasaaraha XFS iyo wafdi uu hoggaaminaayo oo gaaray Laaascaanood.

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre iyo wafdi uu hoggaaminaayo ayaa gaaray magaalada Laascaanood oo xarun u ah Dowlad Goboleedka Waqooyi...

MW Xasan Sheekh oo kulan la qaatay Agaasimaha Bankiga Adduunka.

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Xarunta Madaxtooyada ee Villa Soomaaliya ku qaabilay wafdi sare oo uu hoggaaminayay Mr. Qimiao Fan oo ah Agaasimaha...

Somaliland oo ka digtay in colaad hor leh laga abuuro deegaanadeeda.

Afhayeenka Madaxweynaha Somaliland, Xuseen Aadan Cige (Deyr), ayaa si adag uga digay cid kasta oo colaad iyo gardarro ku soo qaadaya Somaliland, isaga oo...