WARARKA
Milateriga Soomaaliya oo howlgal ka sameeyay G/Sh/Dhexe.
Ciidanka Xoogga Dalka,gaar ahaan ururka 62 aad, huutada lixaad ayaa Howlgallo qorsheysan oo ka dhan ah Khawaarijta ka...
Wasiirka Gaadiidka Cirka XFS oo soo dhoweeyay dib u howlgalinta shirkadda Jubba Airways
Wasiirka Gaadiidka Cirka iyo Duulista Hawada XFS mudane Maxamed Faarax Nuux ayaa maanta daahfuray munaasabad lagu maamuusaayey dib...
IGAD oo dalbatay maalgelin joogto ah oo AUSSOM ah, madaxda Soomaalidana ugu baaqday heshiis doorasho
Urur-goboleedka IGAD ayaa ugu baaqay Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay iyo saaxiibada caalamiga ah inay xaqiijiyaan maalgelin ku...
Soomaaliya oo cambaareysay weerarrada Xuutiyiinta ku qaadayn deegaanno Sacuudiga ah
War qoraal oo ay soo saartay wasaaradda arrimaha dibadda Soomaaliya ayaa lagu sheegay in "Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya si...
Wasiirka gaashaandhigga XFS oo qeybgalay munaasabadda qalin-jabinta saraakiisha isku dhafka ah ee wax ka baranayay kulliyadaha milateriga dalka Qatar.
Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Axmed Macallin Fiqi, oo booqasho shaqo ku jooga dalka Qatar, ayaa maanta ka qeybgalay munaasabadda qalin-jabinta saraakiisha isku...
Golaha Wasiiradda oo Maanta Yeesheen Kulankoodii Caadiga ahaa
Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, oo maanta yeeshay kulankoodii caadiga ahaa, ayaa looga hadlay amniga dalka, howlgallada socda ee ay wadaan Ciidamada Qaranka,...
Wasiirka Amniga Gudaha XFS oo Qadar kula kulmay Wasiiru Dowlaha Arrimaha Gudaha ee dalkaasi
Wasiirka Wasaaradda Amniga Gudaha ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil oo booqasho rasmi ah ku jooga dalka Qatar ayaa kulan la yeeshay...
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh oo ka qayb galaya munaasabad ka dhacaysa Itoobiya
Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa qorsheynaya inuu ka qayb galo munaasabad caalami ah oo lagu soo beegay dabaaldegga 90-guurada Ciidamada Cirka Itoobiya, kaasoo...
R/Wasaare Xamsa oo boogaadiyay ciidanka Danab iyo kuwa Jubbaland ee ku sugan deegaanka Kudhaa
R/Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa dhambaal isugu jiray hambalyo iyo boogaadin u diray ciidanka Danab iyo kuwa Jubbaland,...
Taliyaha Xabsiyada Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed oo Booqday Xabsiyo iyo Talisyo ku yaal Maamulka Waqooyi Bari
Taliyaha Xabsiyada Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed, ahna Taliyaha Xabsiga Dhexe ee Muqdisho, S/Guuto Daahir Cabdulle Raage, oo wakiil ka ah Taliyaha Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed Sarreeye...

