WARARKA
Milateriga Soomaaliya oo howlgal ka sameeyay G/Sh/Dhexe.
Ciidanka Xoogga Dalka,gaar ahaan ururka 62 aad, huutada lixaad ayaa Howlgallo qorsheysan oo ka dhan ah Khawaarijta ka...
Wasiirka Gaadiidka Cirka XFS oo soo dhoweeyay dib u howlgalinta shirkadda Jubba Airways
Wasiirka Gaadiidka Cirka iyo Duulista Hawada XFS mudane Maxamed Faarax Nuux ayaa maanta daahfuray munaasabad lagu maamuusaayey dib...
IGAD oo dalbatay maalgelin joogto ah oo AUSSOM ah, madaxda Soomaalidana ugu baaqday heshiis doorasho
Urur-goboleedka IGAD ayaa ugu baaqay Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay iyo saaxiibada caalamiga ah inay xaqiijiyaan maalgelin ku...
Soomaaliya oo cambaareysay weerarrada Xuutiyiinta ku qaadayn deegaanno Sacuudiga ah
War qoraal oo ay soo saartay wasaaradda arrimaha dibadda Soomaaliya ayaa lagu sheegay in "Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya si...
Ra’iisul Wasaaraha XFS oo magacaabay Agaasimaha Guud Arrimaha Dastuurka ee Wasaaradda Caddaaladda.
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa Agaasimaha Guud Arrimaha Dastuurka ee Wasaaradda Caddaaladda iyo Arrimaha Dastuurka, u magacaabay Mudane...
Puntland oo shaacisay tirada Ciidamada DFS ee ku sugan Deegaannadeeda.
Puntland ayaa markii ugu horreysay shaacisay tirada ciidamada Dowladda Federaalka Soomaaliya ee mushaarka ka qaata, isla markaana ku sugan deegaannadeeda.La-taliyaha arrimaha amniga ee Madaxweynaha...
Soomaaliya iyo Pakistan oo kala saxiixday Heshiis Ka-Dhaafid Fiiso oo ku Saabsan Baasaboorrada Diblomaasiyadeed.
Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya iyo Jamhuuriyadda Islaamiga ah ee Pakistan ayaa maanta si rasmi ah u kala saxiixday heshiis ka-dhaafid fiiso ah, kaas oo quseeya...
MW Xasan Sheekh iyo Maamulada taageersan oo soo saaray War Xasaasi ah.
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Dr. Xasan Sheekh Maxamuud ayaa guddoomiyey shirka Golaha Wadatashiga Qaran (GWQ) oo ay qaab fogaan arag ah ku yeesheen maanta...
RW Xamsa” Aqoonyahannada maanta qalin jabiyey waa kuwii dalka u hoggaamin lahaa isbeddelka iyo hal-abuurka”
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta ka qayb-galay munaasabadda qalin-jabinta aqoonyahanno dhammaystay waxbarashada heerarka sare ee Master iyo PhD,...
Agaasimaha Guud ee Warfaafinta XFS iyo wafdi kale oo ka qeybgalaya Bandhigga Dhaqanka iyo Dalxiiska ee ka socda Spain.
Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS Cabdullaahi Xayir Ducaale oo ka qeybgalay carwada Dalka Spaim ayaa sheegay in halkaasi ay ku...

