Editor

TOP POSTS

RW Xamsa oo la kulmay Danjiraha Shiinaha ee Jooga Soomaaliya.

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Danjiraha Jamhuuriyadda Dadka Shiinaha u qaabilsan Soomaaliya, Mudane Wang Yu, iyaga oo...

Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo la kulmay dhigiisa Turkiga.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo dhiggiisa dalka Turkiga mudane Recep Tayyip Erdoğan ayaa kulan muhiim ah haatan uga socdaa xarunta...

Banaanbaxyo lagu diidan yahay Damaca Isra’iil oo maanta ka dhacay qeybo ka mid ah dalka.

Muqdisho, Baydhabo, Dhuusamareeb, Guriceel iyo Laascaanood ayaa maanta waxaa isugu soo baxay kumannaan shacab ah oo si wadajir ah uga dhiidhinaya go’aanka ay Israa’iil...

Xubnaha Golaha Ammaanka ee Q.M oo taageeray midnimada dhuleed ee Soomaaliya

Shan iyo tobanka xubnood ee Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa ka arrinsaday aqoonsiga Israa’iil ee Somaliland xalay. Xubanaha ayaa intii ay dooddu socotay waxay...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo gaaray Turkiga

Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa si diirran loogu soo dhaweeyey magaalada Istanbuul ee Jamhuuriyadda Turkiga, halkaas oo ay ka dhacayso...

Shirka golaha wadatashiga Qaranka oo war-murtiyeed laga soo saaray.

Golaha Wadatashiga Qaranka, oo kulamo xiriir ah ku yeeshay Madaxtooyada Qaranka, ayaa soo saaray War-murtiyeed lagu adkaynayo mowqifka dowladda ee ku aaddan ilaalinta midnimada...

MW Xasan Sheekh oo Safar Deg Deg ah ku gaaray Dalka Jabuuti.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa magaalada Jabuuti kula kulmay Madaxweynaha Jamhuuriyaddan aan walaalaha nahay Mudane Ismaaciil Cumar Geelle. Labada Madaxweyne...

Shiinaha oo si adag uga soo horjeestay damaca Israa’iil ee Somaliland.

Dowladda Shiinaha ayaa maanta oo Isniin ah ku biirtay dalal iyo hay’ado caalami ah oo si cad uga soo horjeestay tallaabada ay Israa’iil ku...

Madaxweynaha Soomaaliya oo kulan wada-tashi ah la qaatay Madaxda Dowlad-Goboleedyada iyo Gobolka Banaadir.

Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa kulan looga hadlay ilaalinta gobannimada iyo midnimada dalka la qaatay qaar ka mid ah Madaxweyneyaasha Dowlad-Goboleedyada iyo...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo Qaabilay Madaxda Ururada Siyaasadda ee ka Qeyb galay Doorashada.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Xafiiskiisa ku qaabilay, Madaxda 20-ka Urur siyaasadeed ee ka qayb galay, Doorashadii Taariikhiga ahayd ee...

FOLLOW US

12,500FansLike
5,002FollowersFollow
45,201SubscribersSubscribe

WARARKA MAANTA