Editor

TOP POSTS

Kooxaha Helicopter-ka oo hogaaminaya badbaadinta Afgaanistaan ​​iyadoo dhulgariir uu dilay in ka badan 800

Wararka Ka Imaanaya Dalka Afgaanistaan ayaa sheegaya in ay korortay Dhimashada Dhulgariirkii ku dhuftay, Kooxaha Helicopters-ka ayaa tuulooyin fogfog oo ku yaalla Afgaanistaan ​​ka...

Guddoomiyaha SoDMA oo kulan la qaatay Wakiilka Wasaaradda Arrimaha Dibadda ee Dowladda Norway u fadhiya Soomaaliya

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa kulan la qaatay Wakiilka Wasaaradda Arrimaha Dibadda ee Dowladda Norway u fadhiya Soomaaliya,...

Saxiixyadii Ugu Qaalisanaa Taariikhda Premier League oo Lasoo Saaray Kadib Heshiiskii Isak Ee Liverpool

Liverpool ayaa markale jebisay rikoodhka suuqa Ingiriiska kadib markii ay dhammeystirtay saxiixa weeraryahankii Newcastle United, Alexander Isak, oo ku kacay £125m.Kooxda uu hoggaamiyo Arne...

At least 1,000 killed in Sudan landslide, rebel group says

A landslide has killed at least 1,000 people in the remote Marra Mountains in western Sudan, according to the rebel group The Sudan Liberation...

Madaxweynaha Kuuriyada Waqooyi oo ka qeybgalaya Dhoola-tuska Milatiri ay soo Bnadhigayso Dowladda Shiinaha

Tareenka uu la socdo hogaamiyaha Kuuriyada Waqooyi Kim Jong Un ayaa ka soo talaabay Xadka Shiinaha ka hor inta aan la qorsheynin ka qeyb...

Ra’iisul wasaare Xamse oo gaaray dalka Serbia.

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre iyo wafdi uu hoggaaminayo, ayaa gaaray caasimadda dalka Serbia ee Belgrade, halkaas oo ay...

Guddoomiyaha golaha shacabka oo furay kulanka banbaxa guddiga joogtada ah.

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa furay kulanka banbaxa ee Guddiga Joogtada ee Golaha Shacabka,...

Xildhibaan Ilhan Cmar oo ku baaqday in hubka culus Maraykanka laga tirtiro

Xildhibaan Ilhan Omar oo ka tirsan Aqalka Wakiillada ee Mareykanka ee lagasoo doorto gobolka Minnesota, ayaa ku baaqday in bulshada laga tirtiro hubka culus...

Saraakiil Ciidan oo ka Socda Dowladda Masar oo soo gaaray Muqdisho

Xoghayaha Taliska Guud ee Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed (CXDS), Sareeye Guuto Maxamed Goodax Barre, ayaa magaalada Muqdisho kusoo dhaweeyay wafdi ka socda Ciidanka Qalabka...

Naadiga Liverpool oo Ogolaatay in la soo Wareegto Xiddiga Alexander Isak

Liverpool ayaa ogolaatay lacag rikoorka suuqa kala iibsiga ah ee Ingiriiska oo dhan 125 milyan ginni si ay ula soo wareegto Weeraryahan Alexander Isak...

FOLLOW US

12,500FansLike
5,002FollowersFollow
45,201SubscribersSubscribe

WARARKA MAANTA