Thursday, June 19, 2025

Ardayda degmada Balcad oo dhammeystay Imtixaanka Shahaadiga ah.

ka dib 6 maalin oo xiriir oo ay u fadhiyeen imtixaanka shahaadiga fasalka 12aad ee dugsiga sare arday iskugu jirta kuwo ka yimid degaanada ku teedsan degmada balcad iyo kuwo ku nool balcad ayaa maanta si rasmi ah waxaa ugu soo dhamaaday imtixaanka qaranka.

kadib 12 sano oo ay ku jireen waxbarasho maanta ayay iskugu hambalyeeyen qeyb kamid ah guusha ay gaareen,intasi kadib warbaahinta ayay la wadaageen dareenkooda ku aadan maanta imtixaanki u dhamaaday.

degmada balcad ee g/sh/dhexe waa sanadkii 10aad oo ay ardaydooda ka qeyb qaadanaayaan imtixaanka qaranka ay qaado dowlada soomaaliya.

Related Articles

Stay Connected

24,006FansLike
308FollowersFollow
290SubscribersSubscribe
spot_img
spot_img
spot_img

Latest Articles