Shir ay soo qabanqaabisay Hay’adda Aqoonsiga iyo Diiwaangelinta Qaranka oo ka furmay Muqdisho.

Waxaa maanta magaalada Muqdisho ka furmay shir ay soo qabanqaabisay Hay’adda Aqoonsiga iyo Diiwaangelinta Qaranka (NIRA), kaas oo lagu soo gabagabeynayo Toddobaadka Aqoonsiga 2026, laguna xusayo Maalinta Caalamiga ah ee Aqoonsiga.

Shirka waxaa ka qeyb galay masuuliyiin ka tirsan hay’adaha dowladda, qeybaha kala duwan ee bulshada iyo marti sharaf kale.

Munaasabadda ayaa diiradda lagu saarayaa muhiimadda aqoonsiga, ka-qaybgalka bulshada iyo doorka aqoonsiga qaranka ee horumarinta adeegyada bulshada.

Related Articles

Stay Connected

24,006FansLike
308FollowersFollow
290SubscribersSubscribe
spot_img
spot_img
spot_img

Latest Articles