Wasiirka Gaadiidka Cirka XFS oo soo dhoweeyay dib u howlgalinta shirkadda Jubba Airways

Wasiirka Gaadiidka Cirka iyo Duulista Hawada XFS mudane Maxamed Faarax Nuux ayaa maanta daahfuray munaasabad lagu maamuusaayey dib u soo laabashada duulimaadyada Caalamiga ah ee ee shirkadda Diyaaradaha Jubba Airways.

“Soo dhowaada,waan idin garab taaganahay,waxaanna idin la jira qalbiga shacabka Soomaaliyeed “sidaasi waxaa yiri Wasiirka Gaadiidka Cirka.

Munaasabaddaasi waxaa kaloo ka hadlay Xubno ka tirsan labada Gole ee Dowladda Sooaaliya ,kuwaas oo ay kamid ahaayeen Wasiirka Waxbarashada mudane Faarax C/Qaadir,Xildhibaan Dhabanacad iyo mas’uuliyiin kale.

Related Articles

Stay Connected

24,006FansLike
308FollowersFollow
290SubscribersSubscribe
spot_img
spot_img
spot_img

Latest Articles