Friday, July 10, 2026

Soomaaliya oo safiir aan degeyn ku yeelanaysa Prazil.

Safiirka Aan Deggenayn ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya u qaabilsan Jamhuuriyadda Federaalka Brazil Mudane Dr. Cumar Dufle, ayaa maanta Madaxweynaha Brazil, Luiz Inácio Lula da Silva, U Gudbiyay waraaqihiisa aqoonsiga, taasoo si rasmi ah u ugu ogolaaneysa bilowga hawshiisa diblomaasiyadeed.

Dowladda JFS Soomaaliya waxay ka mid ahayd 14 dal oo safiirradoodu waraaqaha aqoonsiga u gudbiyey Madaxweynaha Brazil, munaasabada oo aheyd mid muujineysay sida ay Dowladda Brazil uga go’an tahay xoojinta wada hadalka, iskaashiga caalamiga ah, iyo iskaashiyo ku dhisan is ixtiraam iyo danaha dalalka oo la wadaago.

Related Articles

Stay Connected

24,006FansLike
308FollowersFollow
290SubscribersSubscribe
spot_img
spot_img
spot_img

Latest Articles