Friday, March 27, 2026

Wasiirka Ganacsiga XFS oo Ka qaybgalay Shirweynaha 14aad ee Ururka Ganacsiga Adduunka.

Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha Dowladda Federaalka Soomaaliya, Mudane Jamaal Maxamed Xasan, ayaa ka qayb galay Shirweynaha 14aad ee Wasiirrada Ururka Ganacsiga Adduunka (14th World Trade Organization Ministerial Conference), oo ka dhacaya Yaoundé, Cameroon.

Shirku wuxuu isku keenay hoggaamiyeyaasha caalamka si ay uga qayb qaataan doodaha ku saabsan arrimaha muhiimka ah ee ganacsiga dhinacyada badan, oo ay ka mid yihiin dib-u-habeynta WTO, horumarinta ganacsiga dijitaalka, fududeynta maalgashiga, iyo xoojinta iskaashiga ganacsiga caalamiga ah.

Related Articles

Stay Connected

24,006FansLike
308FollowersFollow
290SubscribersSubscribe
spot_img
spot_img
spot_img

Latest Articles