Wednesday, March 25, 2026

Golaha Wasiirrada XFS oo Magacaabay Taliyaha Ciidamadda Asluubta.

Golaha Wasiirrada Xukuumadda JFS ayaa maanta ansixiyey soo jeedinta Wasaaradda Caddaaladda iyo Arrimaha Dastuurka ee magacaabista Taliyaha Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed, waxaana loo magacaabay Sarreeye Gaas Maxamed Sheekh Xasan Xaamud.

Related Articles

Stay Connected

24,006FansLike
308FollowersFollow
290SubscribersSubscribe
spot_img
spot_img
spot_img

Latest Articles