Sunday, March 22, 2026

Xubnihii la tartami lahaa Lafta gareen oo gaaray Baydhabo.

Wararka naga soo gaaraya magaalada Baydhabo ayaa sheegaya in magaaladaasi ay gaareen Guddoomiyihii hore ee Golaha shacabka ee BFS Maxamed Mursal Sheekh Cabdirahmaan Xildhibaan Xasan Cabdinuur, iyo Xildhibaan Saransoor.

Xubnahan ayaa waxaa ay ka tageen magaalada Nairobi, waxayna gaareen xuduuda Soomaaliya iy Kenya, inkastoo aan si sax ah loo ogeyn sida ay ku tageen magaalada Baydhabo.

Dowladda Soomaaliya ayaa ku guul dareysatay inay ka hortagto xayiraada ay saartay garoomada diyaaradaha ee maamulka Koofur Galbeed.

Wararka ayaa intaasi ku daraya in xubnahan ay La tartami doonaan madaxweyne Cabdi Casiis Lafta gareen, oo lagu wado inuu qabto doorashada Koofur Galbeed.

Related Articles

Stay Connected

24,006FansLike
308FollowersFollow
290SubscribersSubscribe
spot_img
spot_img
spot_img

Latest Articles