Thursday, March 26, 2026

Madaxweynaha JFS oo dhiggiisa Masar kala hadlay xoojinta xiriirka labada dal.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa soo dhaweyn heer sare ah loogu sameeyay Qasriga Madaxtooyada Al-Ittixaadiya ee magaalada Qaahira, caasimadda Jamhuuriyadda Carbeed ee Masar, halkaas oo uu ku qaabilay dhiggiisa Masar, Mudane Cabdifataax Al-Sisi.

Labada Madaxweyne ayaa wada-hadalladooda diiradda ku saaray xoojinta xiriirka laba-geesoodka ah ee u dhexeeya labada dal, iyo adkeynta iskaashiga istaraatiijiyadeed ee ka dhaxeeya Soomaaliya iyo Masar oo ah dalal walaalo ah. Sidoo kale, labada Madaxweyne ayaa si wadajir ah u qabtay shir jaraa’id oo ay uga hadleen natiijada kulankooda.

Related Articles

Stay Connected

24,006FansLike
308FollowersFollow
290SubscribersSubscribe
spot_img
spot_img
spot_img

Latest Articles