Sunday, February 1, 2026

Madaxweynaha JFS oo magacaabay Guddoomiye Ku-xigeennada Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Dr. Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa magacaabay masuuliyiinta hoos ku xusan ee loo magacaabay xilalka Guddoomiye Kuxigeennada Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed:

1)-Prof. Dr. Cabdirisaaq Cabdullaahi Xaashi – Guddoomiye Kuxigeenka Arrimaha Tacliinta

2)-Marwo Deeqa Maxamed Qaalib – Guddoomiye Kuxigeenka Maamulka iyo Maaliyadda

3)-Prof. Dr. Cabdullaahi Sheekh Rashiid – Guddoomiye Kuxigeenka Arrimaha Ardayda iyo Isku Xirka Bulshada

4)-Dr. Cali Cawil Axmed – Guddoomiye Kuxigeenka Arrimaha Cilmi-baarista iyo Hal-abuurka

5)-Dr. Fuaad Mirre Xasan – Guddoomiye Kuxigeenka Arrimaha Qorsheynta iyo Horumarinta

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa masuuliyiintan faray in ay xilka culus ee loo igmaday u gutaan si waafaqsan shuruucda dalka, iyaga oo muujinaya hufnaan, daacadnimo iyo karti. Sidoo kale, Madaxweynaha ayaa u rajeeyay masuuliyiinta cusub guul iyo horumar waara

Related Articles

Stay Connected

24,006FansLike
308FollowersFollow
290SubscribersSubscribe
spot_img
spot_img
spot_img

Latest Articles