Ra’iisul Wasaaraha XFS iyo wafdi uu hoggaaminaayo oo gaaray Laaascaanood.

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre iyo wafdi uu hoggaaminaayo ayaa gaaray magaalada Laascaanood oo xarun u ah Dowlad Goboleedka Waqooyi Bari.

Wafdogaasi uu hoggaaminaayey R/wasaaraha waxaa Garoonka Diyaaradaha ku soo dhoweeyay masuuliyiin kala duwan oo ka socday dowladda federaalka ,maamulka Woqooti Bari iyo shacabka ku dhaqan magaalada Laascaanood.

R/wasaare Xamsa ayaa salaan sharaf ka qaatay ciidanka maamulkaasi,isago mid mid u gacan-qaaday mas’uuliyiinta dowladda federaalka eek u sugan halkaasi iyo kuwa Woqooyi bari.

Related Articles

Stay Connected

24,006FansLike
308FollowersFollow
290SubscribersSubscribe
spot_img
spot_img
spot_img

Latest Articles