Friday, January 16, 2026

Wasiir Fiqi “Shacabka reer Waqooyi Bari waxay maanta guranayaan mirihii adkaysigooda.”

Wasiirka Qasaaradda Gaashaandhigga XFS Axmed Macallin Fiqi ayaa sheegay in dadka Woqooyi Bari ay iska qaadeen heeryadii,isla markaana ay dhisteen maamul ku dhisan rabitaanka shacabka halkaasi.

Wasiirka ayaa xusay in bulshada Laaascaanood ay ku tallaabsadeen horumar degdeg ah oo dhanka bilicda magaalada ah ,iyagoo muddo agaal bilood ah ku dhistay qaar kamid ah kaabayaasha dhaqaale ee magaaladaasi.

“Socdaalkeenna Laascaanood wuxuu dirayaa farriin miisaan leh oo si rasmi ah u soo xiraysa albaabka mashruucii beenta ahaa ee gooni u goosadka”ayuu yiri Wasiir Fiqi:

Related Articles

Stay Connected

24,006FansLike
308FollowersFollow
290SubscribersSubscribe
spot_img
spot_img
spot_img

Latest Articles