Tuesday, December 16, 2025

Guddiga Dib-u-eegista Dastuurka oo Kulan Latashi la yeeshay Xafiiska Hantidhowrka Guud ee JFS.

Guddiga Madaxa banaan ee Dib- u- eegista Dastuurka ayaa Kulan Latashi hordhac ah oo ku saabsan Cutubka Maaliyadda oo la yeeshay Xafiiska Hantidhowraha Guud ee JFS.

Kulankan oo uu shirguddoominayey Guddoomiyaha Guddiga Avv. Burhaan Adan Cumar ayaa ujeedkiisu ahaa latashi hordhac ah oo ku aaddan arrimo la xiriira Hantidhowrka Guud ee lagu xeerinayo cutubka Maaliyadda.

Kulammadan hordhaca ah ayaa lala yeelaan doonnaa dhammaan hay’adda maaliyadda, ayadoo lagala tashan doonno cutubka Maaliyadda, oo u aabbaaran Heshiiska Federaalaynta Maaliyadda.

Guddiga Dib-u-eegista Dastuurka oo Kulan Latashi ah la yeeshay Xafiiska Hantidhowrka Guud.

Related Articles

Stay Connected

24,006FansLike
308FollowersFollow
290SubscribersSubscribe
spot_img
spot_img
spot_img

Latest Articles